Bandow lagu soo rogay Magaalooyinka Galmudug xilli loo diyaar-garoobayo Doorashada Qof iyo Cod
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Dowlad-Goboleedka Puntland, Xasan Shire Abgaal ayaa bannanka soo dhigtay xogta la xiriirta sababta ay Dowladda Federaalka Soomaaliya mushaar ugu qortay ciidamo jooga qaybo kamid ah Deegaannada Maamulkaas. Xasan Shire ayaa difaacay…
Lataliyaha Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland ee Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Cabdi Xirsi Qajrab ayaa sheegay in deegaannada Maamulkaas ay joogaan Ciidamo mushaarkooda ay bixiso Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qarjab ayaa tilmaamay in Ciidamadaas ay la howlgalaan ciidamada…
Shirka toddobadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland oo maanta ka qabsoomay magaalada Garoowe, uuna guddoomiyey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Maamulkaasi. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland…
Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa kahor yimid go’aanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee lagu baabi’iyay heshiisyadii horay loola galay Isutagga Imaaraatka Carabta laguna amray in uu isaga baxo Dekedaha Berbera, Boosaaso & Kismaayo. Puntland…
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la kulmay qaar kamid ah Dhallinyarada Deegaannada Dowlad-Goboleedkaas isaga oo la hadlay 43 daqiiqo, marba dhinac ayuu kala hadlayay balse sooma hadal qaadin Faragelinta Israa’iil & Aqoonsiga Somaliland.…
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo shirka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee xubnaha Mucaaradka ah uu la qaadanayo si looga hadlo Xaaladda Dalka. Siciid Deni ayaa sheegay in Maamulkiisa…
Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u cambaareeyay tallaabada Israa’iil ay ku sheegtay inay ku aqoonsatay Somaliland, iyagoo ku tilmaamay mid si cad u jebinaysa midnimada iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud…
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanka ayaa duqeymo culus ka fuliyay buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari, halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno katirsan kooxda Daacish. Duqeymahan ayaa yimid xilli ay socdaan howlgallo ka dhan ah…
Ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ku xiray dad gaaraya 9 ruux oo ay ku eedeeyeen inay xaflad taageero ah u dhigi rabeen Somaliland sida hadalka loo dhigay. Dadka la xiray…
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhibaato xal u baahan ku tilmaamay Ergada Hay’adaha ammaanka kasii daysa dadka ay qabtaan oo isugu jira Odoyaal dhaqameed iyo saraakiil ciidan. Deni ayaa sheegay in arrintaan ay…