1. Home
  2. Author Blogs

Author: MM News

MM News

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Natiijo wanaagsan laga filayo howlgalka Qodista Shidaalka

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Dahir Shire Maxamed, ayaa sheegay in dhammaadka sannadkan 2026 la filayo natiijo wanaagsan oo ka soo baxda howlgalka baarista Shidaalka ee ay wadaan Maraakiibta Turkiye. Wasiirka ayaa sidoo kale xusay…

Maxay Soomaaliya ka faa’iiday kuraasta Golaha Ammaanka QM iyo Midowga Afrika?

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in muddo ku dhow sodon sano kadib uu dalka ka gudbay marxaladdii ay waddamo shisheeye keliya go’aamin jireen masiirka Soomaaliya. Muddo dheer, daneeyayaal shisheeye ayaa ka doodi jiray faragelinta, cunaqabateynta, waajibaadka…

Doorashadii Koofur Galbeed oo dib loo dhigay

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka (GMDQS) ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed muhiim ah oo ay ku shaacinayaan dib u dhigis iyo muddeyn cusub oo lagu sameeyay doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.…

Soomaaliya iyo Cumaan oo iska kaashan doono horumarinta Dekadaha dalka

Wasiirka Wasaaradda  Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Dhaay ayaa magaalada Muscat ee Dalka Cumaan kula kulmay hoggaanka sare ee Kooxda ASYAD oo si gaar uga shaqeeyo horumarinta Dekadaha. Agaasimaha Guud ee ASYAD, Cumar bin Maxamuud…

Jarmalka oo sheegay in ay Iiraan ku gacan sarreyso dagaalka Bariga Dhexe

Dowladda Jarmalka ayaa markii ugu horreysay dhaliishay hannaanka Mareykanka u maareeyay dagaalka Bariga Dhexe ee lagu jiro bishaan. Kansalarka Jarmalka, Friedrich Merz, ayaa faragelinta milatari ee Maraykanku ku hayo dalka Iran ku tilmaamay mid aan…

Kenya: Dhimasho & Dhaawac ka dhashay xiisad u dhaxeysa Qowmiyadaha Soomaalida iyo Kamba

Dowladda Kenya ayaa ciidamo dheeraad ah geysay deegaanka Tseikuru ee gobolka Kitui, halkaasi oo ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa xoolo dhaqato ka kala soo jeeda qowmiyadaha Soomaalida iyo Kamba. Ugu yaraan toddobo ruux…

Soomaaliya oo Cumaan u soo bandhigtay fursad ay ku maalgashan karta Kalluunka dalka

Dowladaha Soomaaliya ayaa u soo bandhigtay dhigeeda Cumaan fursad ay kaga faa’iideysan karto kheyraadka dalka sida Kalluumeysiga, Xoolaha iyo Duulista Hawada. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Dhaay oo ku sugan dalka Cumaan ayaa magaalada…

Wasiirkii Difaaca dalka Maali oo la dilay

Weerar ku billaawday qaraxyo ayaa lagu dilay  Wasiirkii Difaaca dalka Maali, Janaraal Sadio Camara oo ah mid kamid ah Siyaasiyiinta u dub dhexaadka ahaa dowladda Wadankaasi. Dowladda Maali ayaa u muuqata in ay xakameyn la’adahay…

Soomaaliya iyo Cumaan oo ku heshiiyay in ay iska kaashadaan Amniga

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, oo booqasho rasmi ah ku jooga Saldanadda Cumaan, ayaa magaalada Muscat wadahadallo kula yeeshay dhiggiisa dalkaas, Sayid Badr bin Hamad Al…

Baarlamaanka Carabta oo garab istaagey madaxbannaanida Soomaaliya

Baarlamaanka Carabta ayaa soo saaray bayaan kulul oo uu ku cambaareeyay go’aanka ay xukuumadda Israa’iil Safiir ugu soo dirtay Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya. Qoraalka ka soo baxay Baarlamaanka Carabta ayaa lagu sheegay in  tallaabadaas…