1. Home
  2. Author Blogs

Author: MM News

MM News

Trump oo diiday in la kordhiyo xabbad-joojinta dagaalka Bariga Dhexe

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa ku dhawaaqay inuusan diyaar u ahayn in la kordhiyo xabbad-joojinta ku eg maalinta berri, taasi oo kala dhaxeysa Dowladda Iiraan. Wareysi uu Trump siiyay taleefishinka CNBC ayaa muujiyay walaaca laga…

Imisa Diyaaradood ayaa hawada Soomaaliya isticmaala 24 kii saacadood?

Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macalin Xasan, ayaa soo bandhigay xog ku saabsan kobaca duulimaadyada hawada dalka iyo qorshayaasha mustaqbalka ee lagu horumarinayo kaabayaasha duulista Soomaaliya. Maareeyaha ayaa sheegay in xilligan ay hawada Soomaaliya…

Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in muddo xileedka dowladda yahay 5 sano

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa shaaciyay in muddo xileedka Madaxweynaha iyo Dowladda yahay muddo shan sano ah, isla markaasna uu dhaqan galay Dastuurka cusub. Ra’iisul wasaaraha oo khudbad dhinac badan taabaneysay…

200 ruux oo laga soo badbaadiyay kooxo hubeysan oo ku sugan dalka Congo DRC

Ciidamada dalalka Uganda iyo Congo DRC ayaa ku dhowaaqay inay ku guulleysteen soo badbaadinta ugu yaraan 200 oo rayid ah oo gacanta ugu jiray kooxda fallaagada ah ee ADF. Sida uu sheegay milatariga dalka Uganda,…

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Amniga XFS iyo Safiirka Shiinaha?

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Shiikh Cali Fartaag ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Wang Yu. Kulanka ayaa looga wada hadlay iskaashiga amni ee ka dhaxeeya labada dal, iyadoo…

DFS oo shaacisay in mas’uuliyiinta maamulka Waqooyi Galbeed isku khilaafeen Aqoonsiga Israa’iil

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Safiirka ay Israa’iil u soo magacawday deegaannada Maamulka Waqooyi Galbeed. Wasiirka oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Al-jasiira ayaa sheegay in ay Dowladda…

Turkiga oo ku dhowaaqay inuu ka qeyb qaadanayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay inay si toos ah u geli doonto dagaalka lagula jiro kooxaha hubeysan ee ka dagaallama gudaha Soomaaliya, gaar ahaan Al-Shabaab iyo Daacish. Wasiirka Arrimaha…

Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka horyimid Safiirka ay ISL u soo magacowday Waqooyi Galbeed

Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa war-saxaafadeed kulul oo uu soo saaray ku naqdiyay, isla markaana gabi ahaanba ku gacan-seyray aqoonsiga iyo safiirka ay Israa’iil sheegtay in ay u soo magacowday Maamulka Waqooyi Galbeed Ururka ayaa si…

Midowga Afrika oo si kulul u cambaareeyay go’aanka ay ISL safiir cusub ugu magacawday Maamulka Waqooyi Galbeed

Ururka Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyay go’aanka ay ISL shaacisay ee ay ku soo magacowday Safiir cusub oo u fadhin doona deegaanada Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay Midowga Afrika…

DFS oo mar kale dib u dhiseysa Buundooyinka Sabiib iyo Bariire ee gobolka Shabeellada Hoose

Xubno kamid ah Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan looga hadlay dib u dhiska buundooyinka Sabiib iyo Bariire oo go’ay hal bil ka hor. Kulanka ayaa waxaa guddoomiyay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Ayuub…