1. Home
  2. Author Blogs

Author: MM News

MM News

Maxay ka wada hadleen Soomaaliya iyo Ukraine?

Soomaaliya iyo Ukraine ayaa yeeshay wada hadallo la xiriira xoojinta xiriirka labada dal gaar ahaan sidii loo yeelan lahaa iskaashi ku qotomada dhinacyada Amniga, Dhaqaalaha iyo Siyaasadda. Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee…

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha dalka Serbia

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, oo qayb ka ah madaxda caalamka ee ka qaybgalaysa Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Serbia, Duuro Makut. Labada mas’uul ayaa…

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirrada ee Koofur Galbeed?

Hoggaamiyaha ku meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Maamulkaasi sida arrimaha amniga, doorashooyinka iyo xaaladaha bini’aadantinimo. Shirka…

Shacabka Kashmiir oo iska soo aruuriyay Dahab iyo Lacag ay ugu deeqayaan walaalahooda Iiraan.

Shacabka ku nool gobolka Kashmir, ee ay ku loolamaan waddamada Hindiya iyo Pakistan, ayaa billaabay olole ay ku muujinayaan dareenkooda walaaltinimo, iyagoo hantidooda qaaliga ah u huraya shacabka dalka Iiraan. Dadkan oo si iskiis ah…

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la filayo inuu u safro dalka Turkiga

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa saacadaha soo socda u ambabixi doona dalka Turkiga, halkaas oo uu kaga qeyb-gali doono Madasha Dibloomaasiyadda ee Antalya. Madashan oo sannadkan la qabanayo inta u dhaxaysa 17-ka…

Aqalka Sare ee Mareykanka oo isku khilaafay mooshin ka dhan ah dagaalka Trump uu ku qaaday Iiraan

Aqalka Sare ee dalka Mareykanka ayaa markii afaraad ku guuldareystay inay ansixiyaan qaraar loogu qasbayay Madaxweyne Donald Trump inuu xaddido awooddiisa ku aaddan dagaalka uu kula jiro dalka Iran. Qaraarka ayaa gaari waayay tirada la…

DFS oo cambaareysay Safiirka ay Israa’iil sheegtay in ay u soo magacawday Maamulka Waqooyi Galbeed

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay qaadeyso tillaabo kasta oo ay ku difaaceyso midnimada iyo madaxbannaanida dalka, iyadoo cambaareysay tillaabada ay Israa’iil safiir cusub ugu soo magacowday deegaannada  Maamulka Waqooyi Galbeed. War-saxaafadeed ka soo…

Muxuu Erdogan ka yiri soo saarista Shidaalka Soomaaliya?

Madaxweynaha  Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadlay qorshaha dalkiisa ee ku aaddan soo saarista shidaalka Soomaaliya, isagoo farriin adag u diray dadka shakiyaan ujeeddooyinka Turkiga ee qaaradda Afrika. Madaxweyne…

Duqa Muqdisho oo amray in dib loo soo celiyo Isticmaalka Shilinka Soomaaliga

Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku amray ganacsatada in aysan diidi karin Isticmaalka Shilinka Soomaaliga oo maalmihii la soo dhaafay la joojiyay Isticmaalkiisa. War-saxaafadeed ka soo baxay Kulan ay maanta yeesheen Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen…

DFS oo war ka soo saartay howlgallo ka socda gobollada Jubbooyinka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahino dheeraad ah ka bixisay howlgallo culus oo ay saacadihii la soo dhaafay Kumaandooska Danab oo kaashaneysa kuwa Jubbaland ka wadeen deegaanno ka tirsan gobollada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe. Howlgalladan…