MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.
Ka dib muddo 40 maalmood ah, Ciidanka Israa’iil ayaa dib u furay Masjidka Barakeysan ee Al-aqsa oo ah goobta saddexaad ee ugu barakeysan Muslimiinta Dunida. Muuqaallo la baahiyay ayaa muujinaya tiro muslimiin ah oo ku…
Militeriga Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka dhan ah AS ka wada deegaanno hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay in ay gaareen deegaanno hoos yimaada degmada Maxaas oo…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaarey Markabka qodaya Shidaalka ee Çağrı Bey oo 53 maalmood ka hor ka soo baxay Koofurta dalka Turkiga. Markabka ayaa la filayaa in Dekadda Muqdisho loogu sameeyo munaasabad soo dhoweyn…
Wafdi sare oo ka socda Dowladda Turkiga ayaa la filayaa in ay saacadaha soo socda soo gaaraan magaalada Muqdisho, iyagoo qeyb ka noqon doona soo dhaweynta Markabka qodaya Shidaalka ee Çağrı Bey. Mas’uuliyiinta Turkiga ee…
War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatada ka dhalan karta haddii ay sii xirnaadaan marinada ganacsiga sida Hormus oo ay dhaqdhaqaaqiisa joojisay Dowladda Iiraan. Bayaanka Dowladda ayaa lagu caddeeyay in ay…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta dib ugu soo laabto caasimadda Muqdisho, ka dib markii lix maalmood safar shaqo ku joogey magaalada Baydhabo. Madaxweynaha ayaa halkaasi ka waday kulamo…
Dowladda Kenya ayaa gacanta ku dhigtay dareeska ciidanka dalkaasi oo looga shakisan yahay in loo waday deegaannada ay ku sugan yihiin AS. War-saxaafadeed ka soo baxay Ciidanka Sirdoonka Kenya ayaa lagu sheegay in dharkaan tuutaha…
Isbaddel degdeg ah ayaa lagu sameeyay kursiga Xildhibaan HOP-204 oo deegaan doorashadiisa tahay magaalada Baydhabo, iyadoo loo doortay Wasiirka Dekadaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur. Doorashadaan oo aheyd mid dadban ayaa saacado kooban ku…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa magaalada Baydhabo ka wada kulamo xiriir ah oo looga hadlayo dib u heshiisiinta iyo amniga deegaannada dowlad goboleedka Koofur Galbeed. Madaxweynaha ayaa warbixinno dhameystiran ka dhageystay mas’uuliyiinta…
Dowladda Turkiga ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay weerar ay dabley hubeysan ku qaadeen qaaday meel u dhow dhismaha qunsilyada ay Israa’iil ku leedahay magaalada Istanbuul. Wasiirka Arrimaha Gudaha Turkiga, Mustafa ayaa sheegay in weerarka…