1. Home
  2. Banaadir

Category: DHAQANKA

Xaaskaaga dadka hortooda ma ku dhunkan/shumin kartaa?

Mid kamid ah saaxiibadeydii Jaamacadda  ayaa su’aasha sare i weydiiyey bil kahor, balse waxa aan u fahmay in uu wax ka qorayo sidaas awgeed jawaab dhaqsi ah waa siin waayey, waxa ay igu qaadatay in…

In cawrada gabadha lagu siiyey aad Facebook ku goobeyso Dayuusnimo kaweyn ma jirto!

Isaga oo isleh saaxiibadaa farxadda la wadaag ayuu gabadhii ay ku heshiiyeen guur iyo guri wada-yeelasho waxa uu la soo galay dhowr sawir oo dhaqan dooris ah, waa sawirro hordhac ahna waa soo raaciyey, ogow…

Xildhibaan Mahad Salaad: ‘Dhalinyarada yaan la marin habaabin!’

Maalmahaan waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta gudaha dhex wareegayay dhacdadii xanuunka badneed ee lagu gubay walaalkeen Ahmed Alle ha-u-naxariistee. Waxaan aad ula yaabay buunbuuninta xad dhaafka ah ee dhacdadaan xanuunka badan oo xitaa gaartay in…

Maqal: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay Nin dhowaan inta la dilay kadib la gubay.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo ka hadlayay Xaaladda Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday dhacdooyin is xig-xigay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Si gaar ah waxa uu usoo hadal qaaday nin dhowaan inta…

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta oo ka shiraya Xaaladda Soomaaliya.

Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta ayaa  maanta oo Talaado ah Qaahira ku yeelanaya kulankooda 150-aad ayaa lagu wadaa in ay kaga hadlaan Xaaladda Soomaaliya. Waxa ay sigaar ah Diiradda ugu saarayaan kulankooda sidii Kaalmo iyo…

Ciddiyaha been abuurka ah oo laga mamnuucay Baarlamaanka Tanzania

Baarlamaanka Dalka Tanzania ayaa haweenka ku jira ka mamnuucay Ciddiyaha been abuurka ah e ay Haweenka ku kordhiyaan Ciddiyaha faraha Gacmaha. Guddoomiyaha Baarlamaanka Tanzania Job Ndugai,ayaa haweenka ku jira Baarlamaanka ka mamnuucay in xarunta Baarlamaanka ay…

Guushaada & Guul-darradaada gurigaaga ayaa qayb ku leh!

Nabi Muxamed Nabadgelyo iyo Naxariis dushiisa Allaha yeelee waxa uu Kow ka yahay dadka adduunka ugu saameynta badan, kaddib 1400 oo sano ayaa Risaaladii uu rabbi u soo dhiibay waxa ay ku  jirtaa faafid hor…

Macno-tirka Mucaaradnimada!

Muwaadin Walba dowladda waxa uga aaddan laba arrimood oo muhiim ah: Taageero & Mucaarad, Taageero marka ay toosan tahay una shaqeyneyso si Wanaagsan! Mucaarad marka ay Qaldan tahay una falgeleyso si xun! Ujeeddada laga leeyahay…

Xeerdejinta & Xisaabinta Xukuumadda!

Shaqada Baarlamaanku waxa ay u qaybsantaa laba howlood oo waaweyn, tan hore waa shaqada xeerdejinta (Legislation) taas oo macnaheedu yahay in Baarlamaanku uu keligii la gaar yahay shaqada xeerdejinta, dib u eegidda, wax ka beddelidda…