Bandow lagu soo rogay Magaalooyinka Galmudug xilli loo diyaar-garoobayo Doorashada Qof iyo Cod
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose waxaa ka furmay shirka Dowlad Goboleedyada Soomaaliya,kaas oo ay ahayd in uu shalay furmo hayeeshee dib u dhacay maantana la furay. Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada…
Daraasad lagu sameeyay weerarrada Al-shabab ee dhacay intii u dhaxeysay October 2017 ilaa April 2018 oo ay u dhaxeyso lix bilood ayaa lagu faah faahiyay sida ay u dhaceen iyo meelaha ay ka kala dhaceen.…
Wararka saaka ka imanaya magaalada kismaayo, ayaa sheegaya in a y socota qaban qaabadii u dambeysay ee furitaanka shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka qabsoomaya Kismaayo. Guriga martida ee kismaayo waxaa xaadir ku ah…
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose waxaa maanta ka furmaya shirka Madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya. Shirkan oo ah kii saddexaad ee ay yeeshaan Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa waxaa dhamaadkii bishii la soo dhaafay…
Heerka xal-raadinta siyaasadda iyo dwladnimada Soomaaliyeed haddii uu joogi jiray waddanka dibaddiisa oo ay dhexdhexaadin jireen dad isugu jira shisheeye dan raadis ah iyo sokeeye damac leh, maanta waa ka duwan yahay sidii uu ahaa…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada qaarkood ayaa ku qul qulaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose. Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa ay ka qeybgelayaan shirka Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo berri ka furmaya Magaalada Kismaayo. Madaxweynihii…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka mgaalada uu ka taaganyahay Khilaaf u dhaxeeya labo malleeshiyo beeleed oo Magaalada ku wada sugan. Arrintan ayaa salka ku heysa Bajaajle…
Dagaalkaan ayaa ka dhacay Saldhigga Magaalada Baladweyne oo tan iyo shalay isku hor fadhiyeen Ciidamada Hir-Shabeelle iyo Maleeshiyo Beeleed uu kasoo jeeday Wade Bajaaj oo shalay la dilay. Askari katirsan Ciidamada Hir-Shabeelle ayaa geystay Dilka…
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa wali ka taagan muran ka dhashay Bajaajle shalay lagu dilay magaalada. Ehellada Yaasiin Cali oo shalay Askari ka tirsan Booliska Hirshabelle uu ku dilay Magaalada ayaa xiray inta…
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda mooshin la doonayo in xilka looga qaado Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Ilo lagu kal soonyahay oo ka tirsan Maamulka Hirshabelle ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in Guddoomiyaha Baarlamaanka…