Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka
Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle ayaa sheegay in Maamulkiisa aan laga saarin xubinnimada Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada. Waxa uu tilmaamay in uu guul dareystay qorshe ahaa in Madaxda Afarta Madaxweyne Maamul Goboleed ay ugu…
Wararka ka imaanaya Deegaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda iyo AMISOM ay howlgal ka bilaabeen Deegaankaas. Deegaanka Buurweyn ayaa dhaca Soohdinta Gobolka Hiiraan uu la wadaago Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaana Deegaankaas…
Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in Xil laga gaaray Mooshinkii Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Maamulkaasi ay ka gudbiyeen Madaxweyne Waare. Kulamo aan dhammaad laheyn ayaa tan iyo 5-tii bishaan oo ahayd…
Xildhibaan Cali Cismaan Ibraahim (Cali Ciiley) oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Hir-Shabeelle ee Mooshinka ka gudbiyay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare oo la hadlay Mustaqbal ayaa soo jeediyay in uu Is casilo Madaxweyne Waare. Sababta waxa…
Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle Sh.Cismaan Barre oo la hadlay Mustaqbal Radio ayaa sheegay in uu aqbalay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare. Gudoomiye Cismaan ayaa sheegay in Xildhibaanada Mooshinka gudbin karto uuna…
Maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay in uu billaabayo dagaal ka dhan ah Xarakada Al-shabab loogana saarayo degaannada ay AL-shabab ka joogaan Hirshabeelle. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Guudlaabe ayaa sheegay in Dowladda Federaalka…
Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa saaka ku dagaallamay degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan. Saraakiil u hadashay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliy ayaa sheegay in Ciidamada dowladda ay la wareegeen degaanno…
Wararka naga soo garaay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Al-shabaab ay maanta la wareegeen dhowr tuulo oo hoostaga degmadaas. Dadka degaanka ayaa sheegaya in Ciidamada Al-shabab lagu arkay…
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa Ciidamada Ammaanka oo isugu jiro kuwa Dowladda iyo AMISOM ka dalbaday in ay gacanta ku dhigaan dadka u dacwo tago Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in ay…
Shacabka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ka argti dhiibtay Magacaabista cusub ee Guddoomiyaha Gobolka. Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Hagar,kaas oo dhowr…