1. Home
  2. DIBADDA/Wararka

Category: HIRSHABELLE

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle oo Gudoomiye Cusub u Magacawday Baladweyne.

Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadlle ayaa  xil ka qaadis loogu sameeyay Gudoomiyihii Degmada Baladweyne, iyada oo Gudoomiye Cusub loo Magacaabay. Maxamed Axmed Ibraahim (Food-Cadde) oo…

Madaxweyne Waare oo laga reebay Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada. (Sawirro)

Wararka ka imanaaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in gelinka dambe ee maanta uu ka furmayo Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Gooleedyada. Sida ka muuqato Boorarka madaxda Golaha Iskaashiga waxaa lagu soo koobay Madaxweynayaasha Puntland, Galmudug, Koofur…

Kazakhstan oo 16 ceel biyood ka qodday Shabeellaha dhexe,Sawirro

Dowladda Kazakhstan,ayaa maalgelisay dhismaha iyo qodidda 16 Ceel Biyood oo laga hirgeliyay Gobolka Shabeellaha dhexe. Howsha dhismaha iyo Qodidda Ceel biyoodka waxaa fududeeyay Howlgalka Midowga Afrika e AMISOM,kuwaas oo wakiillo ka socday iyo maamulka Gobolka Shabeellaha…

RW Khayre oo dhagax dhigay Dhismaha Xarumaha Madaxtooyada,baarlamaanka iyo Wasaarada Maaliyada.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Jowhar, ayaa dhagax dhigay dhismaha Xafiisyada Madaxtooyada Hir-shabeelle, xarunta baarlamaanka iyo wasaaradda maaliyadda. Munaasabadda dhagax-dhigga waxaa goob joog ka ahaa wasiirro,…

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Gaaray Magaalada Jowhar.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle. Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Jowhar waxaa wafdiga Kheyre kusoo dhoweeyay Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Hir-Shabeelle oo ugu horeeyo…

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Maanta ku Wajahan Magaalada Jowhar.

Wararka Mustaqbal Radio ay ka heleyso Magaalada Jowhar waxa ay sheegayaan in dhaq-dhaqaaq lagu soo dhoweynayo Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu ku socdo Magaaladaasi. Wafdigaan ayaa qorshuhu yahay in ay…

Gudoomiye Cismaan Barre oo ka hadlay Caqabadaha hortaagan Hir-Shabeelle.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Sh.Cismaan Barre Maxamed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Caqabado is biirsaday ay ku hor gudban yihiin Hormarka Maamulkiisa. Ammaanka ayuu tilmaamay in uu yahay Xaaladda ugu adag ee uu la…

AMISOM oo ka hadashay Qorshaha lagu furayo Waddooyinka u xiran Al-Shabaab.

Howlgalka AMISOM ayaa sheegay in ay wadaan qorshe lagu furayo deegaano ay go’doomiyeen Xarakada Al-Shabaab. Barta Twitter-ka AMISOM ayaa lagu Daacabay Qoraal ay ku sheegeen in Ciidamadooda ay qaadayaan Howlgal lagu furayo Waddooyinka isku xira…

Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta 64-sano jirsaday.

12-kii Oktoober sanadkii 1954-tii ayaa la hindisay Calanka Soomaaliya oo Midibkiisu yahay Buluug Cirka oo kale, dhexda laga dhigay Xidigta Shanta gees oo ka tarjumeysa Shanta Soomaaliweyn ee uu Gumeystaha u qaybiyay. Waxaa alifay Calanka…

Howlgal Khasaare geystay oo ka dhacay Duleedka Baladweyne.

Carab Yuusuf Nuur Taliyaha Ciidamada Xasilinta Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in howlgal Ciidamada ay sameeyeen in ay ku qaadeen Jidgooyooyin dhowr ah. Waxa uu intaa ku daray in gaadiid Xamuul u badan oo u Xannibnaa…