Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka
Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali. Xilkaas waxaa loo magacaabay C/Qaadir Maxamed Arwaax,waxaa kale oo xilka…
Koox hubeysan ayaa xalay Magaalada Baladweyne ku dilay Nabaddoon lagu magacaabi jiray Cismaan Yuusuf Ciiley. Dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Howlwadaag ee Galbeedka Magaalada Beledweyne,waxaana goobta isaga baxsaday kooxda dilka geysatay. Dilka kaddib Ciidamada Dowladda…
Wararka ka imaanaya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in dhalinyaro sharad ku gashay Teleefoonka gacanta midkood aan lagu heyn Nolol iyo Geeri. Cabdiwaaxid Xaaji Cali oo ah Abtiga Maxamed Amiin ayaa Mustaqbal…
Xarakada Al-shabab ayaa sheegtay in Fagaare ku yaalla degaanka Show ee Gobilka Hiiraan ay ka fulisay Xukun dil ah kaddib markii Nin lagu soo eedeeyay in uu faraxumeeyay wiil yar dacwad laga soo gudbiyay. Ninka…
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Mayre Makaraan ayaa Magaalada Jowhar ku soo gaba gabeeyay shir dib u heshiisiin ah oo loo qabtay qaar ka mid ah Beelaha dega Gobolka Shabeellaha dhexe. Axmed, oo ka hadlayay…
Madaxweynaha Hirshabelle, ayaa ka hadlay dil Muqdisho gelinkii danbe ee maanta loogu geystay Mudane ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle. War Saxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne Waare, ayaa sidan u qornaa: Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa…
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa ka hadlay isbeddellada badan ee dhinaca maamulka ah oo uu ku sameeyo maamulka Gobolka Hiiraan. Wasiir Caadle waxaa uu sheegay in Xildhibaanno…
Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa ka taagan Xiisad u dhaxeysa Labo Maleeshiyo beeleed. Dadka deegaanka ayaa ka barakacay Deegaankooda, kadib markii dagaalka oo Miyiga kasoo bilawday uu ku fiday Degmada Wanlaweyn. Xildhibaan Aadan…
Hirshabelle, ayaa amrkii u horeysay soo fara gelisay xiisadii ka taagneyd magaalada Baladweyn, taasoo ka dhalatay xil ka qaadis iyo xarig lagu sameeyay Masuuliyiin ka tirsanaa maamulka magaalada. Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyn, ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagantahay xiisad ka dhalatay shaqa joojin lagu sameeyay Saddxe kamid ah masuuliyiinta magaalada. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan, Yuusuf Dabageed, ayaa shaqo joojin ku sameeyay…