Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka
Wararka saakay ka imaanaya Tuulooyinka Maandheere iyo koongo ee Degmada Jowhar waxa ay sheegayaan in xiisad ka dhalatay dagaal shalay galab ka dhacay ay ka taagan tahay. Dagaalka ayaa salka ku haya dhul daaqsin ah…
Cabdullaahi Abuukarey Afarow Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maareynta Degmada Mahadaay oo la hadlay Mustaqbal ayaa sheegay in Gudoomiyaha Mahadaay uu sameeyay Musuq-maasuq. Isbada mareynta waxa uu tilmaamay in uu ku sameeyay Lacagaha canshuuraha ah,…
Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta oo halkaa lagu soo dhaweeyey wafdi ka socda Midawga Afriga. Wafdigaan waxaa horkacayey Wiilka gaarkaa ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliye Fransisco Madeira,waxaana garoonka Ugaas Khaliif ee…
Ugu yaraan 5 Qof ayaa ku geeriyootay halka kuwo kale ay ku dhaawacmeen kaddib dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan. Taliyaha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Hiiraan Jen. Tareedisho ayaa sheegay in weerar gaadmo ah oo lagu…
C/Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo ka mid ah Xubnaha Golaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa sheegay in Aqalka sare ee dalka uu ku guuleystay in uu go’aan ka soo saaro khilaafkii u dhaxeeyay dowladda dhexe…
Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle Ibraahim Maxamed Cali ayaa xalay xaaskiisa ku dilay magaaladaas. Haweeneyda Geeriyootay ayaa lagu magacaabayay Jamiilo Sheekh Cali,waxaana ay ahayd 32 jir Uur lahayd. Dilka ayaa ka…
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Xubno katirsan Maamulkiisa ayaa gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka, kan degmada iyo qaybaha bulshada ayaa soo dhoweeyay, waxaana la filayaa in uu…
Taliyaha Qeybta 27aad ee Miltariga Soomaaliya Jeneraal Maxamuud Maxamed Koronto ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay duqeyn ka billaabi doonaan degaannada Hirshabeelle . Jeneraal Koronto ayaa sheegay in…
Sida ay Mustaqbal u sheegeen Ilo kaladuwan oo kusugan degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Hoose ciidan gurmad ah oo katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa lakulmay weerar sababay dhimashada 11 qof iyo dhaawaca Taliyaha guutada 1aad…
Warar ka imaanaya gobolka shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagmada Balcad duleedkeeda lagu weeraray gaadiid ay wateen ciidamo katirsan kuwa Militeriga Soomaaliya. Ciidamada la weeraray ayaa ka yimid magaalada Jowhar waxayna mareyeen tuulada Gololeey ee…