Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Warqad kasoo baxday Xafiiskiisa ayaa looga hadlay Dagaal beeleedka ka taagan Deegaan hoos taga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Waxa uu ku baaqay in shuruud la’aan la joojiyo, dhinacyada colaadda u dhaxeysana…
Wararka ka imaanaya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay sheegayaan in Deegaanka Cadayda uu ka socdo Dagaal Beeleed. Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa dhimatay, tiro kalena way dhaawacantay, waxaana dagaalka uu bilawday…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan Bartamaha Soomaaliya, waxa ay sheegayaan in Weerar Jidgal ah lagu qaaday Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka . Weerarka ayaa ka dhacay Deegaanka Orotan oo u dhaxeeya Degmooyinka Maxaas iyo BaladWayne, sida…
Ugu yaraan 15 Qof oo labada dhinac ah ayaa ku geeriyooday halka dad ku dhow 30 kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii ay labo Malleeshiyo beeleed ku dagaallameen degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Maxamed Cabdi…
Taliyaha qaybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Saraakiil Ciidan oo la socoto ayaa tagay Deegaanada Gobolka Shabeelaha Dhexe ay kaga sugan yihiin Kooxda la magac baxday Macawuusley ee la dagaalanta Al-Shabaab. Deegaanada Taliye…
Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyayaashii Degmooyinka Jalalaqsi iyo Buurlo Burte ee Gobolka Hiiraan. Wasiir Caadle ayaa Guddoomiyihii Jalalaqsi ku beddelay ku xigeenkiisa,halka isagiina laga dhigay ku…
Xarakada AL-shababa ayaa sheegatay in shalay gelinkii dambe ay degmada Gamboole ee Gobolka Shabeellaha dhexe ku dishay sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Dadka Magaalada ayey sheegtay AL-shabaab in ay isugu so baxeen fagaaraha lagu…
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA,ayaa sheegtay in howlgal xalay ka dhacay degaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha dhexe ay ku dileen xubno ka mid ah AL-shabaab. Qoraal lagu qaabacay Bogga Twitter-ka ee Hay’adda…
Warqad kasoo baxday Taliska qaybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka kana howlgala Deegaanada Hir-Shabeelle ayaa lagu mamnuucay dadka shacabka ah ee hubka qaata. Ciidamada Ammaanka sugaya ayaa la faray in Magaalooyinka Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha…
Kooxda la magac baxday Macaawisleey ee Al-shabaab kula dagaallanka Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegtay in dagaal ay la galeen AL-shabaab ku dileen xubno ka mid ah Al-shabab. Dagaalka ayaa shalay ka dhacay degaanka Guullane oo…