1. Home
  2. DIBADDA/Wararka

Category: HIRSHABELLE

Maamulka Hiiraan oo ka hadlay duqeyn ka dhacday duleedka Beledweyne

Maamulka Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa ka hadlay duqeyn xalay ka dhacday degaanka Baacyar oo 25KM dhinaca Koofureed uga beegan Magaalada Beledweyne. Guddoomiyaha Magaalada Beledweyne Maxamed Axmed Food-cadde ayaa sheegay in duqeynta lala beegsaday…

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaallamay Balcad

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay halka afar kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii Ciidamo ka wadatirsan Maamulka Degmada ay ku dagaallameen Magaaladaas. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay Ciidamo kala taabacsan Guddoomiyaha Degmada Balcad Qaasim…

Garoowe oo maanta lagu soo gaba-gabeynayo kulamada u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada.

Sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen Ilo wareedyo ku sugan Magaalada Garoowe, waxaa maanta la filayaa in lasoo gaba-gabeeyo kulamada gaar gaar ah ee tan iyo shalay ka socday Magaaladaasi. Madaxweynaha Dowladda Federaalka, Labadii Madaxweyne ee…

Ciidankii Jabuuti ee lagu weeraray Shabeelaha Dhexe oo gaaray Jalalaqsi.

Ciidamada Dowladda Jabuuti ee xalay ka tagay Magaalada Jowhar, deegaanno dhowr ahne ay ku weerareen Al-Shabaab ayaa maanta tagay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Degmadaan ay maanta tageen ayay kolkii hore kasoo ambabaxeen shalay, iyaga…

Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka furmay Jowhar

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle waxaa maanta ka furmay Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Maamulkaas. Kalfdhiga maanta furmay waxaa fadhiyay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ku xigeenkiisa Cali Guudlaawe Huseen, Guddoomiyaha Baarlamaanka Cismaan Barre Maxamed…

Xildhibaanada Hir-Shabeelle oo kulan deg deg ah la isugu yeeray.

Wararka Mustaqbal Radio ay ka heleyso Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in goordhaw Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Sh.Cismaan Barre uu isugu yeeray Xildhibaanada. Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo loo yeeray ayaa Mustaqbal u sheegay in ay kulan…

Madaxweyne Waare oo Isku Shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa wasiirada. Wasiiro ka kooban 12-xubnood oo 11-kamid ah ay yihiin Xildhibaanno, iyo 9-Wasiiru Dowle oo Xildhibaanada Hir-Shabeelle katirsan ayuu Magacaabay Madaxweyne Waare.…

Hirshabelle oo xabsiga dhigtay Ganacsato loo heysto in ay lacag siiyeen Al-shabab

Maamulka Hirshabeelle ayaa xabsga dhigay qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada Jowhar kuwaas oo lagu eedeeyay in ay lacago siiyeen AL-shabab. Ciidamada Nabad Sugidda ee Magaalada Jowhar ayaa xiray Ganacsatada oo uu maamulka ku eedeeyay…

Waare: “waan la soconnaa dadka hurinaya colaad beeleedyada Hirshabeelle”

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in Mas’uuliyiinta Maamulka Hirshabeelle ay si dhow ula socdaan dadka ka dambeeya colaad beeleedyada ka socda Maamulkaas. Waare oo shalay dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ayaa waxaa…

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo dib ugu laabtay Jowhar

Guddoomiyaha Baralamaanka Maamulka Hirshabeelle iyo xubno ka mid ah Baarlamaanka Maamulkaas ayaa maanta ku laabtay Magaalada Jowhar. Guddoomiyaha iyo Wafddiga uu hoggaaminayo ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Jowhar ku qaabilay Saraakiil ka mid ah…