1. Home
  2. Banaadir

Category: HIRSHABELLE

Ciidamada AMISOM oo lagu weeraray Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee maanta lagu weeraray Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada AMISOM. Mid kamid ah Gaadiidka Ciidamada AMISOM ayaa qarax ku qabsaday Deegaanka Ilbaq…

Maamulka Matabaan oo sheegay in ay canshuur ka qaadayaan gaadiidka Xamuulka.

Maamulka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiran ayaa sheegay in ay balaabayaan canshuur ay ka qaadaan gaadiidka isticmaala wadada xariisada gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Gudoomiye ku xigeenka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan Ducaale…

AMISOM oo Wareejisay Saldhig ay ka hirgelisay Baladweyne.

Dhismaha saldhigaan waxaa mas’uuliyadiisa qaatay Booliiska AMISOM ee ku sugan Magaalada Baladwyene. Waxa ay dhiseen Xafiisyo kooban oo ay ku shaqeynayaan Saraakiil Booliis Soomaali ah, si wax looga qabto Xaaladaha Amni darro, Kiisaska dadka ay…

Waa imisa Askarta Burundi uga dhimatay Soomaaliya?

Ciidanka dalka Burundi ee ku jira Howlgalka AMISOM ayaa maalinta berri ah ee 21ka Bishan billaabaya in qeyb ka mid ah ay ka baxaan Soomaaliya. Cidamada Burundi ee ka howlgala Soomaaliya waxaa ay tiradoodu gaareysaa…

Gaari Miino kula Qaraxday Duleedka Degmada Jowhar.

Sida ay sheegayaan wararka Mustaqbal ay ka heleyso Gobolka Shabeelaha Dhexe, waxaa qarax la sheegay in uu ahaa Miino Wadada la geliyay uu ku qarxay gaari socdaalayay Gobolkaasi. Ugu yaraan laba qof oo shacab ah…

Burundi oo Shir isugu yeertay Dalalka ay ka socdaan Ciidamada AMISOM.

Kulan gaar ah oo dhexmaray Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo kan Burundi Pierre Nkurunziza waxa ay kaga wada hadleen ciidamada AMISOM ee Jooga Soomaaliya iyo qorshaha kala guurka ee ah waqtiga bixitaankooda. Madaxweynaha Soomaaliya…

Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo K/Galbeed oo dhagaxdhigga ka qeybgalay

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed ayaa ka qeybgalay munaasibadda dhagax dhigga dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye iyo Muqdisho iyo Jowhar. Munaasibadda ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgelay Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali…

Xiisad ka dhalatay khilaaf u dhaxeeya Mas’uuliyiin katirsan Gobolka Hiiraan oo Baladweyne ka taagan.

Xiisad ka dhalatay khilaaf u dhaxeeyso Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo Gudoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka Cabdiraxiin Muxumad Taakoy Ayaa ka taagan Gudaha Magaalada Baladweyne. Xiisadan u dhaxeeyso mas’uuliyeenta ayaa salka ku…

Hiiraan: 4; caruur ah oo ku dhaawacmay miino ay garaaceen.

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceel-Gaal ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay maanta ku dhaawacmeen afar caruur ah ka dib markii ay garaaceen walxa qarxa oo ay ku ciyaareen. Qofka kamida dadka Deegaalka Ceel-Gaal oo…

Burundi oo sheegtay in ay ku dadaaleyso in ciidankeeda aysan ka bixin Somaliya

Dowladda Burundi ayaa wadda dadaal ay ku dooneyso in la hakiyo bixitaanka Kun Askari oo ka socda dalkeeda kuwaas oo laga saarayo Soomaaliya. Danjiraha Dalka Burundi ee Adis ababa Dieudonne Ndabarushimana, ayaa sheegay in dowladdiisu ay…