Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xusseen Guudlaawe ayaa ku baaqay in shuruud la’aan loo joojiyo dagaal beeleedka Degmada Cadale. Waxa uu sheegay in xiligan aan loo baahneyn dagaal beeleed lagu daadiyo dhiig, khilaaf…
Xildhibaan Maxamed Cabdulle Maxamuud Batalaale oo katirsan Hir-Shabeelle oo la hadlay Mustaqbal ayaa sheegay in ay ku wajahan yihiin Degmada Cadale oo ay shalay ku dagaalameen labo maleeshiyo beeleed. Xiisadda Colaad beeleedkan Waxa uu sheegay…
Wasiirka Difaaca Dalka Jabuuti Cali Xasan Bahdoon, ayaa maanta tagaya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wasiirka ayaa ka haray wafdigii shalay madaxweynaha Jabuuti ee ka baxay Muqdisho kuwaas oo booqasho labo cisho ah ku…
Wararka naga soo gaaraya Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu saaka ka qarxay dagaal u dhaxeeya labo malleeshiyo beeleed. Dagaalkan ayaa ka socda tuulada Bur-dheer oo hoostagta Degmada Cadale ee…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo booqasho ku jooga dalka Jarmalka ayaa kulamo kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda wadankaasi iyo xubno ka tirsan maamul goboleedka Berlin. Madaxweynaha Hirshabelle ayaa waxaa safarkiisa Jarmalka…
Wararka ka imanaya degaanka Masaajid Cali-guduud ee Gobolk Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in halkaasi xalay ilaa saaka ay ku dagaallameen AL-shabaab iyo kooxda la baxday Macaawisley. Axmed Dhegey, waxaa uu ka mid yahay hoggaamiyayaasha kooxdan,…
Wasiirka Amniga Maamulka Hirshabeelle C/Qaadir Aadan Jeelle, ayaa golaha Wasiirrada Maamulka Hirshabeelle la wadaagay qorshaha sugidda amniga degaannada Maamulkaasi. Wasiir C/Qaadir Aadan Jeelle ayaa sidoo kale ka warbixiyay weerarradii ka dhacay Shabeellaha dhexe iyo Hiraan…
Taliska Boolisk AMISOM ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray Taliyayaasha 40 Saldhig Boolis oo ka mid ah Booliska Soomaaliya. Taliyayaasha Booliska Soomaaliya ee tababarka qaatay ayaa laga kala keenay Maamul Goboleedyada kala ah Galmudug, HirShabelle,…
Magaalada Baladweyne waxaa maanta lagu dilay Arday dhiganayay Dugsiga sare ee Mujamc oo ku yaalla Xaafadda Kooshin, waxaana dilay Arday ay isku fasal ahaayeen. Saciid Maxamed Axmed oo kamid ah Ardayda Iskuulka Dilkaan uu dhacay…
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal Ciidamada amaanka ay ka sameeyeen xaafada Howlwadaag ee magaalada Beledweyne, halkaas oo todobaadyadii u danbeeyay ay ka dhaceen falal amniga lidi ku ah. Saraakiisha qeybta 27-aad ee…