Howlgalka ayaa ahaa mid guri guri lagu baarayay sida dadka deegaanka ay Mustaqbal u sheegeen, ciidamada ayaa goobo fagaare ah isugu geeyay qaar kamid ah dhalinyarada ay soo qabteen. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada ay…
Shirka golayaasha xeer dejinta heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa maanta ka furmaya Magaalada Garoowe. Waxaa Magaalada Garoowe ku sugan Gudoomiyaasha Baarlamaanada Maamulada Puntland, Jubbaland, Hir-Shabeelle iyo Koofur Galbeed, waxaana ka maqan Gudoomiyaha Golaha…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay Ciidamadii dhawaan ka soo baxay Gobolka Shabeellaha dhexe. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in Hubkii cusla iyo Ciidamadii faraha badnaa ee ka soo muuqday Telefishinnada iyo…
Gobolka Shabeelaha Dhexe wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in wadada u dhaxeysa Degmooyinka Jowhar iyo Balcad lagu gubay Gaadiid dhuxul usoo waday Magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Mustaqbal u sheegay in illaa saddex…
Dhowaan waxa ay baahisay Mustaqbal qoraal falaqeynaya soona bandhigaya natiijada kasoo baxday Tira-koob ay si wadajir u sameeyeen Wasaaradaha gaashaandhigga, Maaliyadda, Taliska ciidanka xoogga dalka, xafiisyada madaxweynaha iyo Raisalwasaaraha, iyada oo dhinaca kalana ay taagantahay…
Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan saraakiisha hoggaamineysa Ciidamada dowladda ee shalay isaga baxay Difaacyadii ay ku lahayeen Gobolka iyo Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya. Wafddiga…
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Guudlaawe ayaa beeniyay warar sheegayay in uu isaga baxay magaalada Jowhar kaddib markii Ciidamada dowladda ay ka baxeen aagaggii Gobolka Shabeellaha dhexe. Cali Guudlaawe ayaa u sheegay…
Maamulka Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa beeniyay warar sheegaya in degmadaasi ay la wareegeen Al-shabaab. Guddoomiyaha Degmada Mahaddaay Axmed Xuseen Afrax, ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Ciidamada dowladda ay qaar ka mid…
Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay xalay ilaa saaka isaga baxeen saldhigyo dhowr ah oo ay ku lahaayeen Gobolka Shabeellaha dhexe. Goobjoogayaal ku sugan degmada Balcad…
Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa isaga baxay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe halkaas oo qeyb ka mid ah ay xalay saqdii dhaxe qabsadeen. Goobjoogayaal ku sugan Degmada Balcad ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in Al-shabaab ay…