Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Danjirayaasha Dalalka UK iyo Sweden u fadhiya Soomaaliya. Kulanka uu Waare la qaatay labada danjire ayaa waxaa uu kala hadlay xaaladaha ka jira…
Danjiraha Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Tamamota ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeebelle Maxamed Cabdi Waare, Madaxweyne Ku Xigeenka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Sheekh Cusmaan Barre. Inta kulanka uu…
Madaxweynaha, ku xigeenka iyo Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle ayaa waxaa ay magaalada Muqdisho kula kulmeen Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Maxamed Cabdi Waare, Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe iyo Maxamed Cali Caadle ayaa Sheekh Shariif kala hadlay…
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta 7 Gaadiid ah ku wareejisay Maamullada Banaadir, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle. Munaasibad k dhacday Magaalada Muqdisho ayaa maamulka Gobolka Banaadir lagu siiyay labo Gaari,halka Hirshabeelle lagu siiyay saddex Gaari,…
Xildhibaan Duniyo Daahir Dhicisow oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka HIr-Shabeelle ayaa Madaxweynaha Maamulkaas Maxamed Cabdi Waare iyo ku xigeenkiisa Cali Xuseen Guudlaawe ku eedeysay in ay ka meermeerayaan wax ka qabashada amni darada. Waxa…
Dowlad Goboleedka Hishabeelle ayaa billaabay diiwaangelinta Boolis cusub oo ku biiraya Boliska hadda jira ee Maamulkaasi. Diiwangelinta iyo tababarka Booliska waxaa ka caawinaya Ciidamada AMISOM ee ku sugan Hirshabeelle,kuwaas oo labo bilood ka hor tababar…
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ka qaybgalay soo dhoweynta Gudoomiye ku xigeenka labadaad ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle iyo Xildhibaanno la socday ayaa sheegay in caqabadda ugu weyn ee heysata Maamulkiisa ay yihiin Xildhibaanada…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare aya Maanta oo Axad ah Shir Guddoominayay Shirka Golaha Wasiirada kaas oo looga hadlayay arrimo hormarinta Maamulka. Shirka todobaadla ah ee Golaha Wasiirada oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar ee…
Wararka ka imaanaya Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax ka dhacay Degmadaas uu ku geeriyooday Cabdirashiid Cusmaan Carab Gudoomiye ku xigeenkii Amniga iyo Siyaasadda Degmadaasi. Sidoo kale waxaa dhaawac soo gaaray askar…
War-saxaafadeed ka soo baxay Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa looga soo horjeestay qodobadii ka soo baxay shirkii arrimaha gargaarka ee lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho. Qoraalka Hirshabeelle ayaa lagu sheegay intii uu socday shirka looga…