1. Home
  2. Banaadir

Category: HIRSHABELLE

AMISOM oo Maamulka Hir-Shabeelle u tababareysa 200 Booliis.

Dhalinyaradaan loo tababarayo in ay kamid noqdaan Booliiska Hir-Shabeelle ayaa la kala keenay deegaanada Maamulkaasi. Tababarka waxaa bixinaya macalimiin isugu jirta Soomaali oo kamid ah Booliiska iyo kuwo katirsan howlgalka AMISOM Booliis ee soomaaliya ka…

Dhageyso:- Rag loo xiray Gabar 9-sano jir ah oo lagu kufsaday Magaalada Buula Burde.

Ciidamada ammaanka ee ka howlgala Magaalada Buula-Burde ee Gobolka Hiiraan waxa ay sameeyeen howlgal ay kusoo qabteen dad lagu tuhmayo gabar lagu kufsaday Magaaladaasi. Dhacdadaan oo dhacday 24-kii Bishaan oo ku beegneed Jimcihii waxaa lagu…

Duqa cusub ee Baladweyne oo qabsatay 100 maalmood oo waxqabad ah ama Xilka baneyn doonto.

Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta lagu qabtay Munaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen Duqa Cusub ee Degmada Baladweyne ee shalay la Magacaabay iyo duqii hore. Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle,…

Ciidanka Macawislayda oo sheegay in ay dileen Sarkaal ka tirsan Al Shabaab.

Ciidanka lamagacbaxay Macawislayda ee ka howl gala Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in ay dileen sarkaal ka tirsan Al shabaab oo lagu Magacaabo Macalin Yaasiin, Sidoo kale ay Al Shabaab kaga soo furteen qoryo iyo…

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee Koofur Afrika.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika. Waxa uu ku amaanay in ay muujiyeen isku xirnaan dhexdeedo ah, isaga oo intaa ku daray in magac…

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo maanta Ardayda Shahaadiga ah ka qaadeysa Imtixaan.

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 27-ka May 2019-ka waxa ay dib u qaadeysaa Imtixaanka Shahaadiga oo ay dhowaan baabi’isay. Wasaaradda ayaa joojisay Imtixaanka u socday Ardayda oo ay…

Shir looga hadlayo amaanka Hirshabeele oo Baladweyne lagu qabtay.

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa laga qabtay shir looga hadlaayay amaanka deegaanada Hirshabeele Gaarahaan Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya. Shirka amaanka looga hadlaayay waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi…

Galmudug iyo Hirshabelle oo ka hor yimid habraaca doorashooyinka ee soo saartay DFS.

Maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle, ayaa ka hor yimid warqad shalay ka soo baxday Wasaarada arrimaha gudaha Soomaaliya, taasoo ku xusan 27 qodob oo ay tahay in loo maro habraaca doorashooyinka maamul goboleedyada. Wasiirka Arrimaha…

Madaxweyne Waare oo ku baaqay in laga qayb qaato dib u dhiska Buundada Ceel-gaal.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in dib u dhiska Buundada Ceel-gaal ay muhiim u tahay Bulshada Gobolka Hiiraan. Waxa uu sheegay in ay isku xirto qaybo kamid ah Hiiraan, sidoo kale…

Wasiirrada Amniga iyo Waxbarashada Federaalka oo gaaray Jowhar

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre iyo Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabeelle. Ujeedada safarka labada wasiir ayaa lagu sheegay xallinta khilaafka dhinaca Waxbarashada ah ee…