1. Home
  2. Banaadir

Category: HIRSHABELLE

Madaxweyne Waare oo Xilka ka qaaday Yuusuf Daba-geed, waxaana Gudoomiye cusub uu u magacaabay Hiiraan.

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare waxaa Xilka Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan looga qaaday Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed, waxaana xilkaas loo magacaabay Cali Maxamed Caraale. Sababta Magacaabista Gudoomiyaha Cusub ee Hiiraan, Madaxweynaha Dowlad…

Yuusuf Daba-Geed “Madaxweyne Waare in Hiiraan dhibaato uu u geysto Mooyee, waxba kuma soo kordhin“ Dhageyso.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa eed kala dul dhacay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare. Waxa uu ku eedeeyay in uu ka eexday dadka Hiiraan, isla markaana…

Ciidanka Liyuu Boolis oo siidaayay dad iyo Gaadiid ay afduubteen

Ciidamada dowlad Degaanka Soomaalida ee Liyuu Boolis ayaa sii daayay 10 qof iyo shan Gaadiidka Cagafta loo yaqaanno ah oo ay shalay ka afduubteen Gobolka Hiiraan. Maamulka Gobolka Hiiraan, AMISOM qeybta Hiiraan iyo Odayaasha dhaqanka…

Ciidanka Liyuu Boolis oo 10 qof iyo Gaadiid ka afduubtay Gobolka Hiiraan.

Wararka ka imanaya Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlad degaanka ee Soomaalida ay afduub ka geysteen Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya. Ciidamadan oo aan la garaneyn sababta ay xadka uga soo tallaabeen…

Guddoomiye ku xigeenkii Hiiraan oo is casilay

Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo ahaa Guddoomiyaha arrimaha Bulshada ee Hiiraan ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iscasilay. Maanta oo ah Talaado, kuna beegan 4-ta June 2019-ka ayuu sheegay in uu Xilka isaga tagay, waxa uu…

Waare oo dhagax dhigay Xarunta Golaha degaanka Beledweyne

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta dhagax dhigay xarunta Golaha degaanka ee Magaalada Beledweyne. Munaasibadda dhagaxdhigga ee Xarunta Golaha waxaa ka qeybgalay wasiirro, Xildhibaanno, Maamulka Gobolka iyo kan degmada. Waxaa sidoo kale…

Madaxweyne Waare ma waxa uu isu beddelay Wasiir Caadle?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare; ayaa magacaabay Guddoomiyaha Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Magacaabista Guddoomiyaha Warsheekh ee Waare ayaa hadal heyn badan ka dhalisay Dowlad Gobolkeedka Hirshabeelle. Magacaabidda Maamullada Degmooyinka iyo degaannada…

Ciidanka AMISOM oo la wareegay xarunta Madaxtooyada Baladweyne.

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Kulan oo aan caadi aheeyn la leh Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yusuf Axmed Hagar (Dabageed) Waxaana uu ka soconayaa  Xarunta Madaxtooyada ee Ku taala Magaalada Beledweyne. Si Rasmi ah looma…

Madaxweyne Waare oo kala diray Xubaha Garsoorka Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha Dowlad Goboleed Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta kala diray Golaha Garsoorka Gobolka Hiiraan Bartamaha Soomaaliya. Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa faray Wasiirada Cadaalada iyo arimaha Garsoorka in uu si waa faqsan dastuurka iyo qaynuunku ku…

Qaraxyo ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka lagula eegtay ee duleedka degmada Balcad.

Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxayaan qaraxyo wadad dhinaceeda la galiyay oo ciidamo ka tirsan kuwa Xooga dalka lagu eegtay duleedka Degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe. Qaraxyada waxaa lala eegtay Kolonyo ay la socdeen…