Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa maanta soo magacaabay Guddi Wasiiro ah oo ka kooban 10 xubnood, kuwaasoo shaqadooda ay tahay iney baaris ku sameeyaan dilkii taliyihii hore ee qeybta booliska gobolka Hiiraan Maxamed…
Xildhibaannada labada aqal ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa maalmaha soo socda tagaya Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolkaas. Xildhibaannadan ayaa doonaya in ay xalliyaan khilaafka ka taagan Magaalada Baladweyne ee u dhaxeeya Guddoomiyihii…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Baladweyne ka sheegay in caddaaladda la horgeynayo cid kasta oo ku lug lahayd dilkii taliyihii qeybta Booliska Hiiraan loogu geystay Gobolkaasi. Waare oo shalay gelinkii dambe…
Ciidamada AMISOM ayaa la wareegay amaanka Xafiisyada Maamulka Gobolka Hiiraan oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen Ciidamo ka amar qaata Gudoomiyahii xilka laga qaaday Yuusuf axmed Hagar Dabageed. Ciidamadan oo wata gaadiidka…
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse ayaa sheegay in guddi loo xilsaarayo shaqaadii ka dhacday Duleedka Magaalada Baladweyne. Howsha guddigaan waxa uu ku sheegay in ay warbixin kasoo diyaariyaan xiisadda…
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa Ciidamada ammaanka faray in ay soo qabtaan dadkii ka dambeeyay dilka Taliyihii qaybta Booliska Gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe Maxamed Mocow,…
Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Dabageed ayaa amar-diido ka keenay xil ka qaadis uu…
Wararka ka imanaya Koontaroolka Kalabayr ee duleedka Beledweyne ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Maamulka Hirshabeelle iyo Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka waxaa ku dhintay Taliyihii…
Guddoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqay in uusan xilka wareejineyn ilaa ay dowladda Federaalka ah soo farageliso khilaafka u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha Hirshabeelle.…
Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa sheegay in tiro ka mid ah Ciidamada dowladda Jabuuti ee ku jira Howlgalka AMISOM ay ku dhinteen dagaal dhexmaray labada dhinac. Al-shabaab ayaa sheegtay in weerar ay ku qaadeen Saldhigga Ciidanka…