Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS
Sida Mustaqbal Radio ay u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa sheegay in dowladda Ciidamo geysay Deegaano katirsan Hir-Shabeelle. Ujeedka ayaa ah in ay sugaan ammaanka, isla markaana ay buuxiyaan booska ay baneynayaan 1,000…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa maanta tababar u soo xiray Ciidan ka tirsan Booliska Maamulka Hirshabeelle. Ciidamadan oo tiradoodu gaareyso 200 Askari ayaa waxaa ay tababat ku qaateen Magaalada Jowhar,waxaana ay…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa waxaa uu sheegay in uu tagayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Mr Waare ayaa sheegay in Baladweyne iyo Buulo Burte uu ka dhagax dhigayo 12 Mashruuc oo…
Waxa socdo kulamo aan dhammaad lahayn oo looga tashanayo bixitaanka Ciidankaas iyo in aan saameyn ugu reebin howlgalka Midowga Afrika ee Hir-Shabeelle ka socda. Sarkaal katirsan Ciidamada Burundi ee ku sugan Gobolka Shabeelle Dhexe oo…
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayay dilal xalay ka dhacay Beledweyn iyo Boosaaso, iyadoo raggii weeraradaas geystyna ay ka baxsadeen gacanta laamaha amaanka kooxo hubeysan ayaa maqribnimadii xalay waxa ay toogasho ku dileen askari…
Xildhibaan Farxiyo Muumin Cali oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Deegaan Doorashadoodu tahay Hir-Shabeelle ayaa Mustaqbal u sheegtay in go’doonka Saaran Degmada Buule Burde uu saameyn ku yeeshay dadka Degmadaasi. Waxa ay soo jeedisay…
Cabdulqaadir Aadan Jeelle Wasiirka Amniga iyo Dhaqan celinta Maleeshiyaadka Maamulka Hir-Shabeelle oo kulan gaar ah la qaatay Senatarada Aqalka sare ee kasoo jeeda Deegaanada Hir-Shabeelle waxa uu la wadaagay cabashada ay ka qabaaan qorshaha lagu…
Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa ka hadlay go’aanka 28-ka bishaan Hi-Shabeelle looga saarayo 1,000 kamid ah Ciidamada Burundi ee Magaca AMISOM ku howlgala. Waare waxaa uu sheegay in qaraarka Qaradama Midoobey iyo Midowga…
Xildhibaan Nuur Xaashi oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Hir-Shabeelle, dhanka kalena ku jira Guddiyada Baarlamaanka Maamulkaas ayaa sheegay in maanta kulan ay lahaayeen ay hor istaageen Ciidamo uu sheegay in uu soo diray Madaxweyne Waare.…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in go’aanka lagu saarayo Ciidamada Burundi ee ka howlgala degaannada Hirshabeelle uu yahay mid xanuun badan islamarkaana waqtigiisa aan la gaarin. Mr Waare ayaa kulan la qaatay…