Gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee Gobolka Hiiraan Cabdiraxiim Muxumed Taakoy ayaa Warbaahinta u sheegay in ay gacanta ku hayaan shaqsiyaad ku eedeysan in Al-Shabaab ay u dhiibeen Askari katirsan Ciidamada Mamaulkaasi. Dhacdadaan ayaa dhacday…
Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada ay AL-shabaab ka saareen degaanno u dhaxeeya Maxaas iyo Beledweyn. Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Axmed Maxamed Tareedishe ayaa sheegay in howlgal ay…
Taliyaha Qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Axmed Maxamed Tareedishe ayaa sheegay in ay hayaan liiska dadka ka dambeeya colaad beeleedka ka taagan Gobolka Hiiraan. Jen. Tareedishe ayaa qaar ka mid ah Odayaasha dhinacyada…
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo mas’uuliyiin katirsan maamulkiisa ayaa Maanta Kormeer Ku sameeyay Deegaanno dhowr ah. Goobaha ay tageen waxaa kamid ah Xeebeedka Ceel Cade, Garoonkii Diyaaradaha ee Cisaley iyo goobo kale. Socdaalka…
Wararka ka imanaya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta qarax ka dhacay. Qaraxa ayaa la sheegayaa in uu ka dhacay agagaarka Hotel hadda ka hor lagu dilay Cmar Xaashi…
Taliya qeybta 27aad ee Ciidamada xoogga dalka ayaa xilka taliyaha qeybta 22aad ky wareejiyay taliyaha dhawaan loo magacaabay ee lagu magacaabo Korneyl Baakaay. Taliyaha cusub ee 27aad Axmed Maxamed Tareedishi ayaa xilka qeybta 2aad ku…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq nabadeed u diray Beelaha walaalaha ee ku dagaallamaya Gobollada Hiiraan iyo Galguduud. Waxaa uu Odayaasha dhaqanka ee beelaha dagaallamaya kula taliyay in ay ku dadaalaan xallinta…
Wararka ay Mustaqbal ka heleyso Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya waxa ay sheegayaan in koox hubeysan ay dishey Gudoomiye ku xigenkii Degmada Matabaan. Gududoomiye ku xigeenka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Faarax Nuur Guure…
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax goor dhaw ka dhacey Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo dhawaqiisa laga maqlay Xaafadaha Magaalada Baladweyne. Qaraxa ayaa nuuciisu ahaa miinada dhulka lagu aaso,wararku waxa ay…
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa magacaabay Taliyaha iyo ku xigeenka qeybta 12ka April ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Wareegtadan ayaa sidoo kale saameyn ku yeelatay taliyayasha qeybta 27aad ee Ciidanka xoogga dalka oo ka howlgalayay…