Aqriso:- Mooshinkii laga Gudbiyay Madaxweyne Waare oo Xal laga gaaray.

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in Xil laga gaaray Mooshinkii Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Maamulkaasi ay ka gudbiyeen Madaxweyne Waare.

Kulamo aan dhammaad laheyn ayaa tan iyo 5-tii bishaan oo ahayd waqtigii Guddoonka Baarlamaanka ay aqbaleen Mooshinka ka socday Magaalada Jowhar.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare uu qaatay dhaliilihii ay u jeediyeen Xildhibaanada, halka Baarlaamanka iyane lagu qasbay in ay dib ugu laabtaan Mooshinka.

Halkaan ka Aqriso:-

https://scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

https://scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

 

Mustaqbal media

Read Previous

Sawirro:- Germany iyo France oo Soomaaliya lacag ugu deeqay.

Read Next

Minnesota: Somali language classes for Mankatoans? SCC says “haa”