1. Home
  2. DIBADDA/Wararka

Category: HIRSHABELLE

Dagaal ka dhacay xadka gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe

Dagaal u dhaxeeyay ciidanka xoogga iyo kuw adeegaanka oo dhinac ah iyo AS ayaa ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan. Ciidamada ayaa weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen AS oo ku taalla duleedka…

Ciidanka dowladda & kuwa Mareykanka oo duqeyn ka sameeyey degmada Aadan Yabaal

Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xalay ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay howgal dhanka cirka ah ay ka sameeyeen degmada Aadan Yabaal ee gobolka…

Magaalada Beledweyne oo laga dajiyey ciidanka ka socday dalka Jabuuti

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa gaaray ciidamo cusub oo ka socday dalka Jabuuti, kuwaas oo qeyb ka ah howlka cusub ee AUSSOM, kaas oo dhawaan lagu badalay howgalkii hore ee ATMIS. Ciidankaan oo…

Madaxweynihii hore ee Hir-Shabeelle oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah AS & Daacish

Madaxweynihii hore ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaallada ka dhanka ah ‘AS’ iyo Daacish ee Dalka ka socda, waxa uu bogaadiyay doorka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud & Siciid…

MW Ku xigeenka Hir-Shabeelle oo Macawiisleyda Hiiraan ka dalbaday dardargelinta Howlgallada ka dhanka AS

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa hoggaanka sare Macawiisleyda Gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaannada Hareeri Madoobe, Xaawa Gadiid iyo Ceel Dhururuq ayaa ka dalbaday dardargelinta howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee…

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo sheegay in ay Gaadiid ka gubeen ‘AS’

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa sheegay in Gaadiid ‘AS’ looga gubay duqeyn ka dhacday Gobolka Shabeelaha Dhexe kuwaas oo isugu jiray kuwa dagaalka iyo kuwa saanadda u qaada. Cabdulqaadir ayaa…

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo dheeraad ah geysay furimaha hore ee gobolka Shabeellada Dhexe

Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo dheeraad ah geysay Shabeellada Dhexe oo maalmihii la soo dhaafay xubno ka tirsan AS dhaqdhaaqyo ka wadeen deegaannada gobolkaasi. Goobaha ay dowladda Ciidamada dheeraadka ah geysay ayaa waxaa kamid ah furiimaha…

Taliyaha Ciidanka Xoogga & Saraakiil Ciidan oo kawada hadlay howlgallada ka dhanka ah AS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raage oo kulan gaar ah la qaatay saraakiil katirsan Taliyaha Ciidamada ayaa kala hadlay kordhinta howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ si looga hortago weerraro lagu qaado magaalooyinka qaar.…

Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ah ee AFRICOM oo Hawlgal ka fuliyeen Gobalka Shabeellada Dhexe

Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgal ka dhan ah Al-shabaab oo ay wada fuliyeen Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka, kaas oo ay ka fuliyeen HirShabelle. Hawlgalkaan ayaa ahaa Hawlgal duqeyn ah oo ay…

DFS oo faahfaahin ka bixisay howlgallo ka dhan ah ‘AS’ oo ka dhacay Shabeelaha Dhexe

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle. Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanaya…