Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
Hay’adda ugu sarraysa Kubadda FIFA oo muddooyinkaan ku howlanayd wax ka baddelka shuruucda muddo lagu dhaqmayay iyo soo kordhinta kuwo cusub ayaa meelmariysay xeerar hadal hayn dhaliyay oo lagu dhaqangeliyo Koobka Adduunka 2026. Shuruucdaan waxaa…
Hay’adda Kubadda Cagta ugu sarraysa ee FIFA ayaa ugu dambayn shaacisay go’aan in muddo ah la hadal hayay in ay soo rogayso laguna dhaqangelinayo Koobka Adduunka 2026 ee furmaya 11ka Bisha June ee berri billaabanaysa.…
Xulka Qaranka ee Kubadda Cagta ee Iiraan ayaa u safray Dalka Turkiga, waxa uu isu diyaarinaya ka qaybgalka Koobka Adduunka ee la daahfurayo 11ka Bisha soo socota ee June inkasta oo uusan weli helin dal…
Kooxaha kubadda Cagta ee Ingiriiska ee kala ah Arsenal, Aston Villa iyo Crystal Palace ayaa tagay ciyaaraha kama dambaysta ah ee saddexda koob ee horyaallada Yurub ugu qaalisan ee kala ah Champions League, Uefa League…
Taageerayaasha Kooxda Kubadda Cagta Liverpool ayaa dibadbax ka dhigay Garoonka Anfield kaddib markii ay sheegeen in lagu kordhiyay lacagaha ay ku heli karaan Tikidhada Garoonkaas ay ku gali karaan saddexda xili ciyaareed ee soo socda.…
Hay’adda Kubadda Cagta ugu sarraysa ee FIFA ayaa la sheegay in Koobka Adduunka ee sanadkaan oo lagu qabanayo Maraykanka, Kanada & Maksiko ay ka helayso lacag dhan $11 Bilyan oo doollar sida ay muujinayaan xogaha…
Kooxda Mucsida Horyaalka Ingiriiska noqotay 10 sano waa xili ciyaareedkii 2015/16 ee lagu magacaabo Leicester City oo sidoo kale loo garan ogyahay (Foxes/Dawacad) ayaa xalay u dhacday heerka saddexaad ee Horyaalka Ingiriiska ee loo garanayo…
Xulka Qaranka Ciraaq ayaa 40 sano kaddib rumeeyay riyadiisa ahayd in uu mar uu ka qaybgalo Koobka Adduunka, xalay waxa uu ka adkaaday Dhiggiisa Bolivia kaddib markii 2-1 ay kusoo dhammaatay ciyaartii ay wadayeesheen labadaas…
Guddiga Racfaanka ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ee CAF ayaa saacado kahor ku dhawaaqay go’aan qaraar oo dhulka la jaray ku guulaystay AFCON 2026 ee Senegal isla markaana farxad geliyay martigeliyaasha Morocco. Xiriirka ayaa cuksaday…
Hay’adda ugu sarraysa Kubadda Cagta ee FIFA ayaa go’aamisay tallaabooyin cusub oo lagu ilaalinayo waqtiga badan ee ku baxa inta ay socdaan kulamada ciyaaraha si looga maarmo daqiiqado dheeraad ah oo lagu sii daro kulanka.…