1. Home
  2. Banaadir

Category: DIBADDA/CIYAARAHA

Madaxda FIFA & UEFA oo wajahaya Dacwad ka dhan ah Xasuuqa loo gaystay Falastiin

Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA waa Gianni Infantino & Madaxweynaha UEFA Aleksander Čeferin ayaa laga gudbiyay dacwad ka dhan ah Xasuuqa ka dhacay Falastiin ee Israa’iil gaysatay, kaddib Markii Xulka iyo Kooxaha Yuhuudda…

Cape Verde oo markii ugu horraysay taariikhda Dalkaas usoo gudubtay Koobka Adduunka

Jasiiradda Dabayshu ku badan tahay ee Cape Verde ayaa taariikhda dalkaas usoo gudubtay Koobka Adduunka, kaddib markii Xulka Dalkaas uu garaacay Eswatini, waxa uu dalkaan u dabbaaldegay in uu xaqiijiyo u tartamidda koobka dhexyaalla xulalka…

Turkiga oo dalbaday in kubadda Cagta laga reebo Israa’iil si lamid ah Ruushka

Turkiga ayaa xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee UEFA u gudbiyay codsi la xiriira in Xulka iyo Naadiyada Israa’iil laga mamnuuco ciyaaraha si lamid ah Ruushka oo markii Ukraine uu ku duullay looga joojiyay tartamada oo…

Sergio Busquets oo ku dhawaaqay in uu gabi ahaan isaga fadhiisanayo kubadda Cagta

Ciyaaryahanka Khadka Dhexe ee Xulka Spain Sergio Busquets ayaa ku dhawaaqay in uu dhowaan isaga fadhiisanayo Kubadda Cagta, waa 37 jir muddo kusoo xamaanayay qaybta dhexe ee safka kooxihiisa Barcelona & Inter Miami oo lagu…

Ousmane Dembele oo noqday Faransiiskii 6aad ee ku guulaysta Ballon d’Or

Ciyaaryahanka Kooxda Kubadda Cagta Paris Saint-Germain PSG & Xulka Qaranka Faransiiska Ousmane Dembele ayaa xalay ku guulaystay abaalmarinta Ballon d’Or isaga oo ku garaacay Da’yarka Barcelona iyo Spain ee Yamine Yamal. Dembele oo aad afka…

Yaa ku guulaysan kara Abaalmarinta Ballon D’or?

Waxaa Caawa Magaalada Paris caasimadda Faransiiska ka dhacaysa xafladda lagu bixinayo Abaalmarinta Ballon d’Or 2025, waxaaka qaybgalaya ciyaartoy, Madax kooxeed, Ciyaaryahanno hore iyo marti kale oo lagu casuumay munaasabaddaan. Inkasta oo sanadkaan la adkeeyay in…

Maamulka Manchester United & Macallin Ruben Amorim oo taagan meeshii ay ku kala tagi lahaayeen  

Macallin Kooxda Kubadda Cagta Manchester United Ruben Amorim oo xalay kooxdiisa ay garaacday naadiga ay isku Gobolka kawada tirsan yihiin ee Manchester City waxaa kusii kordhay cadaadis uga imaanaya Milkiileyaasha Naadiga, Ciyaartoyda, kuwo hore, Taageerayaasha…

Norway oo 79 sano kaddib ku badisay in ka badan 10 gool!

Xulka qaranka Norway ayaa kulan ciyaareed kamid ah isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026 uu kahortagay dhiggiisa Moldova waxa uu ku garaacay 11 gool, tani waxa ay diiwaanka ku gelisay xulkaan oo dhinaca goolal tirsiga kordhistay. Guul…

Lionnel Messi, ma dheelayaa Koobka Adduunka 2026?

Kabtan Xulka Qaranka Argentina Lionnel Messi ayaa xalay Macsalaameeyay taageerayaasha xulkiisa, ciyaartoyda iyo dhammaan shaqaalaha kale ee ku lugta leh arrimaha ciyaaraha xulkaas, xaflad ka dhacday garoonka uu xulkaas ku dheelo ayuu macsalaado ku yiri.…

Premier League & La Liga oo caawa daah-furmaya

Horyaallada Ingiriiska (EPL) iyo kan Spain ee (La Liga) ayaa  caawa si rasmi ah u daah-furmaya, waxaa lagu billaabaya Kooxda difaacaneysa Horyaalkaas ingiriiska ee Liverpool, halka La ligaha ay dhacayaan kulamo badan. Kooxaha ayaa isbaddel…