Xukuumadda Netanyahu oo waqti kordhin u samaysay xaaladda ka dhalatay cabsida ay ka qabaan Iiraan
Degmooyinka Kaaraan iyo Howl-wadaag ayaa kulan aad u xiiso badan ku yeeshay garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Labada degmo oo kuwada jira Group C ayaa soo bandhigay ciyaar aad loogu bogay waxaana qaybta hore lagu…
Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh u soconayaa, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo aad u adag. Labada kullan ayaa ka kala tirsan guruubyada B iyo C oo ay ku wada…
Degmooyinka Yaaqshiid iyo Shangaani oo kuwda jira Group A ayaa kulan adag ku yeeshay garoonka jaamacdaha ee magaalada Muqdisho, waxayna isla dhaafi waayeen barbaro 2-2. Yaaqshiid ayaa goolasha ku hormartay waxaana qaybta labaad ee ciyaarta…
Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa shalay daaha laga rogay, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo xiiso badan. Kullanka furitaanka ayaa kusoo dhamaaday 2-0 waxaana guusha qaadatay degmada Waabari xilli laga badiyay Dharkeenleey. Labada…
Xaflada furitaanka oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeyb galay, xubno ka socday wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha, Xiriirka kubadda cagta, Maamulka Gobalka Banaadir, Masuulyiiin ka socday Degmooyinka gobalka, Faaniin, Marti sharaf…
Xiriirka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in maalinta Ciida oo ku beegan 21 August in garoonka Wiish lagu ciyaari doono fiinaalka Koob Super oo ay ku tartamaaan kooxaha kusoo kala guulaysta horyaalka dalka…
Maamulka isbortiga Gobolka Banaadir ayaa maanta xaruntagobolka ku qabtay kulankaloogu diyargaroobayo furitaanka tartanka isla markaana lagu dhamaystirayay howlaha tartanka ka dhinnaa. Kulanka oo ay kasoo qaybgaleen guddoomiyaasha Isboortiga iyo macallimiinta hogaamin doona degmooyinka tartanka ka…
Waxaa si Rasmi ah loo sameeyay isku aadka wareega guruubyada koobka degmooyinka gobolka Banaadir oo ay ka qayb qaadan doonaan 17-ka degmo. 17-ka degmo ee ka qeyb galaya tartanka ayaa loo kala qeybiyay Afar guruub …
Waxa la joogaa maalintii ugu dambaysay ee tartanka koobka adduunka Russia 2018 iyaa oo labadii xul ee ugu dambeeyay ay isku haleeli doonaan Moscow iyaga oo ku dagaalami doona sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen…