Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Barcelona ayaa si dhib yar u garaacday Inter Milan laba todobaad ka hor kulan ka dhacay Camp Nou waxana ay haatan si aad ah ugu dhawadahay in ay u soo baxdo wareega 16-ka ee tartanka…
Kooxda reer Ingiriis ee Liverpool ayaa u safartay dalka Serbia halkaas oo kulan xiisa badan kana tirsan wareega gurubyada ee Tartanka Champions League ay kula qaadan doonoto kooxda Red Star Belgrade. Xogta Kulanka: Red Star Belgrade…
Waxaa maanta iyo caawa garoonka Banaadir lagu soo gebogabayn doonaa tartanka kubadda cagat degmooyinka Gobolka Banaadir 2018. Tartanka oo ay ka qayb galeen 17 degmo ee gobolka Banaadirkama damabystiisa isgu sooharaydegmooyinka Waaberi iyo Shibis. Waaberi…
Waxaa xarunta Gobolka Banaadir ka dhacay kulan lagu iclaaminayay xilliga uu qabsoomayo fiinaalaha tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ING, Cabdiraxmaan Cumar…
Degmada Shibis ayaa iska xaadirisay fiinaalaha tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir kadib markii ay rigoorayaal kaga libin heshay degmada Shangaani. Labada degmo oogaroonka Banaadir ku yeeshay kulanki labaad ee afar-dhamaadka tartanka ayaa waqtigii loogu…
Degmada Waaberi ayaa marki afarad oo xiriir ah xaqiijisay in ay usoo baxdo fiinaalaha tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir kadib ay 1-0 uga adkaatay degmada Hodon. Hodon ayaa garoonka soo gashay iyadoo baahi wayn…
Degmada Shangaani ayaa iska xaadirisay nus-dhamaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir kadib markii ay rigoorayaal kaga libin heshay degmada Howl-wadaag. Shangaani oo kaalinta labaad kaga soo baxday Group A ayaa garoonka Banaadir kulan adag…
Kulan ka tirsan Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta dhexmaraya kooxaha, Degmada Hodan iyo Degmada Xamarweyne, waxaana ciyaartan ay ka mid tahay kuwii ugu xiisaha badnaa kulamada laga soo ciyaaray tartanka Sanadkan. Kooxda Degmada Xamarweyne…
Laacibka heerka caalami C/casiis Catoosh ayaa ka tagay kooxda Heegan kaddib hal xilli ciyaareed ee uu ku qaatay naadiga ciidanka Booliska. Xiddiga ayaa qaab ciyaareed aad u wanaagsan ku qaatay naadigaan isagoo ahaa kabtanka koowaad.…
Degmada Waaberi ayaa marki afaraad oo xiriir ah iska xaadirisay afar-dhamaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadirkadib markii ay 1-0 uga adkaataydegmada Boondheere. Labada degmo oo uu kulankan u ahaa kulanki saddaxaad oo xiriir ah…