Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Waxaa maanta iyo caawa garoonka Banaadir lagu soo gebogabayn doonaa tartanka kubadda cagat degmooyinka Gobolka Banaadir 2018.
Tartanka oo ay ka qayb galeen 17 degmo ee gobolka Banaadirkama damabystiisa isgu sooharaydegmooyinka Waaberi iyo Shibis.
Waaberi ayaa sanadki afaraad oo xiriir ah kasoo muuqanaysa fiinaalka tartanka kubadda cagta degmooyinka, waxayna horay ugu guulaysatay 2017 , halka, 2014iyo 2015Xamar Wayne iyo Boondheere ay kaga guulaysteen.
Shibis ayaa dhankeeda sanadkan bilow uu yahay sida tartankan joogtada looga dhigay 2014, basle waxaa hogaaminaya Macallin Aways Laalaash oo Horay Waaberi koobka uga qaaday isagoo hogaaminaya Boondheere sanadki 2015.
Dhanka kale waxaa galabta la ciyaari doonaa Kulanka kaalinta saddaxaad oo oo ay ku loolami doonaan degmooyinka Shangaani iyo Hodon, waxaana jiri doonaabaalmarino la bixin doonowaxaana kamid ah.
Kooxda ugu wanaagsan, .
11 ciyaaryahan ee ugu wanaagsan tartanka
Laacibka ugu wanaagsan
Laacibka goolasha ugu badan ka dhaliyay tartanka
Gool-hayaha ugu wanaagsan
Abaalmarin lacageed oo ay heli doonaan degmooyinka saddaxda kaalin ee ugu horaysay ku dhamaysta.
Iyo Abaalmarino kale oo muhiim ah .
Xog dheeri ah:
Kulanka kaalinta saddaxaad Shangaani vs Hodon 3:30 Galabnimo
Kulanka fiinaalka: Waaberi vs Shibis 7:00 Fiidnimo
Bahda Jecel ciyaaraha oo lacag la’aan ku daawan doona kulanka.
