1. Home
  2. Banaadir

Category: GUDAHA/wararka

Koonfur Galbeed: Saddex sano kaddib “Isbeddel ya fadaanee”

Munaasabad loogu yeeray xuska 3; guurada Asaaska Koofurgalbeed, hayeeshee u muuqatay mid lagu kar-jebinayey nux-nuxda  xildhibaano iyo siyaasiyiin kala heerar duwan oo ka socota Baydhaba; ayaa ka dhacday dhowaan dhismaha Madaxtooyada KGS. Waxa lagu soo…

Akhriso: Sooyaalka Wareegyadii La Gaarey Doorashada Madxweyneyaashii Soomaaliya (1960-2012)

Maanta waxaa la dooranayaa Madaxweynihii 9-aad ee Soomaaliya, xusuusta ay Soomaalida doorashooyinkaasi u hayaan ma aha mid fudud, wejiyo badan oo doorasho ayaa dhacdey sida murashax keligiisa isla tarmayey iyo maanta oo 22 murashax taagan…

Madaxweyne u muuqo sida laguu maleynayo!

Marka aan u fiirsado sida hadda rayn-reynta iyo farxadda loogu soo dhoweeyey guushaada madaxweynenimmo oo aan garab-dhigo sida aad u muuqan doonto marka xamaasadda iyo xiisuhu waayaan Gaawe, Dhakal ama Ameel lagu liso lagu keydiyo,…

Ciidanka Amniga degmada Dharkeynley oo hal qof ku dilay mid kalana ku dhawaacay degmadaas!

Ciidamada ammaanka degmada Dharkenleey ee gobolka Banaadir  ayaa lagu soo waramayaa inay toogasho ku dileen hal ruux  mid kalana ay dhaawaceen kaddib marki aroornimadii hore ee saakay israsaaseyn dhexmartay iyaga iyo dhallinyaro kale oo hubaysan.…

Ciidanka Amniga Dharkeynley oo hal qof ku delay mid kalana ku dhawaacay degmadaas!

Ciidamada ammaanka degmada Dharkenleey ee gobolka Banaadir  ayaa lagu soo waramayaa inay toogasho ku dileen hal ruux  mid kalana ay dhaawaceen kaddib marki aroornimadii hore ee saakay israsaaseyn dhexmartay iyaga iyo dhallinyaro kale oo hubaysan.…

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb-galay aaskii loo sameeyay Guddoomiyiihii Ahlusunna Waljameeca.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb-galay aas balaaran oo degmada Guri-ceel ee gobollka Galguduud loogu sameeyay guddoomiyihii gollaha fulinta Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxaed Yuusuf Xeefoow oo maalintii shalay Muqdisho ku geeriyooday.…