1. Home
  2. Banaadir

Category: GUDAHA/wararka

Wasiirka Difaaca oo la kulmay Wafddi ka socday  Mareykanka  iyo Midowga Europe.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Wafddi ka socday howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya. Kulankan waxaa ka qeybgelay Wafddiga ka socday Mareykanka,Midowga Europe iyo Saraakiisha Xerada Tababarka Ciidanka ee…

Dowladda Somaliya oo dhiseysa Ciidanka Ilaalada Xeebaha

Shir ay yeesheen Wasiirrada Amniga dowlad Goboleedyada iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa la isku afgartay in la dhiso Ciidamada Ilaalada Xeebaha Soomaaliya. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya C/Naasir Siciid Muuse, ayaa gaba…

Madaxweyne Farmaajo oo dallacsiiyay Saraakiil Boolis ah

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay dallacsiiyay qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Booliska. Madaxweynaha waxaa uu ka qeyb galay munaasibad shaco sharaf ahayd oo uu u qabtay Guddigii qaban…

Faah faahinta Qarax Ciidanka Kenya lagula beegsaday duleedka Mandheera.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax shalay gelinkii dambe lala beegsaday mid ka mid ah Gawaarida Ciidamada Kenya oo marayay duleedka Mandheera. Weerarkan waxaa uu ka dhacay Tuulada Sheeg Barroow oo duleedka degaanka…

Dagaal u dhaxeeya Al-shabab iyo dadka degaanka oo ka socda duleedka Xarradheere

Wararka naga soo gaaraya degaan duleedka ka ah degmada Xarradheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in uu halkaas dagaal ka socdo. Qof ka mid ah Dadka degaanka oo lagu magacaabo Cismaan Xasan Guuleed oo la…

Waa maxay Nidaamka Matelaadda Isu Dheelitiran?

Sida uu dhigayo heshiiskii ay wada gaareen dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada ee ka soo baxay shirkii golaha amniga qaranka oo ka dhacay Baydhaba June-2018; Habka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya ee Sanadka 2020, waxa uu noqonayaa…

Wafddi ka socda Qadar oo Muqdisho u yimid qiimeynta dekadaha Somaliya.

Wafddi ka socda dowladda Qadar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana ay la kulmeen mas’uuliyiin ka mid ah dowladda Soomaaliya. Wafddiga waxaa Muqdisho ku qaabilay Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka Dekadaha Soomaaliya Maryan…

Waa maxay Dowlad?

Hordhac Ereyga Dowlad af ahaan waxa uu nooga yimid dhinaca afka Carabiga, ujeedka iyo macnihiisuna marka la joogo afkaas waa isbeddelka maalmaha, wareegga Waqtiga, gadgaddoonka xaaladaha iyo habka gacan ku haynta walxuhu uga wareegaan qof…

Falanqeyn: Is-afgaradka Soomaaliya iyo Itoobiya

Hordhac: 3; Raisalwasaare oo Itoobiya yeelatay kaddib burburka xukunkii Mingiste ayaa Booqday Muqdisho, Raisalwasaare Abiy Axmed Cali; waa raisalwasaarihii 3aad ee yimaada Muqdisho isaga oo haysta casuumadda madax Soomaaliyeed, waxa ka horreeyey raisalwasaare Meles Zenawi…

Janaraal Bogmadow: Waxaan Jilib ku dilnay 30 dagaalame oo Shabaab ah iyo 4 Hogaamiye.

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal ka fuliyay degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhaxe, Sidaas waxaa sheegay Saraakiil Ciidan. Howlgalka ayaa laga fuliyay Xarun tababar Al-shabaab ay ku lahayeen gudaha…