1. Home
  2. Banaadir

Category: GUDAHA/wararka

Muqdisho: AMISOM oo 25 Sarkaal oo Taraafiko ah tababay u furtay

Magaalada Muqdisho waxaa tababar soconaya muddo 10 Maalmood ah uu uga furmay xubno ka tirsan Ciidanka Ilaalada nabad gelyada waddooyinka Muqdisho. Tababarkan waxaa uu ka furmay Xarunta Jeneraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho,waxaana munaasibadda furitaanka Saraakiisha…

Guddoomiyaha Mandheera oo amray in dib loo furo Xarumaha Kaawo qodidda

Guddoomiyaha Magaalada Mandheera Cali Roobo ayaa amar ku bixiyay in ay dib u shaqo billaaabaan shaqaalaha qoda Kaawada ee degaankaas. Arrintan waxaa ay timid kaddib bilo ay socdeen banaanbaxyo ay sameynayeen Shaqaalaha oo ka cabanayay…

AMISOM oo tababartay Booliska ka hortaga rabshadaha

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa magaalada Kismaayo waxaa uu tababar ugu soo xiray Ciidan ka mid noqonaya kuwa Rabshadaha ka hortaga ee Maamulka Jubaland. Isku duwaha arrimaha Booliska AMISOM,qeybta Jubaland  Martin Abilu,ayaa sheegay in…

Baarlamaanka Itoobiya oo liiska argagixisada ka saaray Ururka ONLF.

Kulan uu maanta ku yeeshay Magaalada Adis ababa Baarlamaanka Dalka Itoobiya ayuu ku aqbalay soo jeedinta Golaha Wasiirrada ee Ururrada laga saarayay liiska argagixisada. Kulanka maanta ayaa waxaa liiska argagixisada looga saaray Ururrada kala ah…

Madaxweynaha Somaliya oo gaaray Jabuuti

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa gaaray Dalka Jabuuti. Dalkaas waxaa ka furmaya Shirka iskaashiga Waddamada Afrika iyo China,waxaana sanadkan marti gelisay Dowladda Jabuuti. Madax ka socota Dalka China iyo kuwa…

Sheffield: Guddoomiye Magid oo Trump ka mamnuucay Magaalada Sheffield

Guddoomiyaha Magaalada Sheffield ee dalka Ingiriiska oo asalkiisu yahay Soomaali ayaa Madaxweynaha Mareykanka ka mamnuucay in uu tago Magaaladaas. Madaxweynaha Mareykanka ayaa la filayaa in Bishan uu booqdo Dalka Ingiriiska,waxaana Ururrada iyo dadka u dhaq dhaqaaqa…

Booliska Somaliya oo sameynaya Ciidan la dagaallama musuqa.

Taliyaha Boosiska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Booliska Soomaaliyeed uu abuurayo laan ka mid ah Booliska oo la dagaallanta Musuq maasuqa. Taliyaha ayaa shalay booqday Xarunta Dambi baarista ee C.I.D ee Magaalada Muqdisho,halkaas…

Al-shabab oo sheegay in ay duqeeyeen saldhig ay leeyihiin Ciidanka Kenya

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay weerar ku qaadday Saldhig Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin degaanka Faax faaxdhuun ee Gobolka Gedo. Al-shabaab waxaa ay sheegeen in saldhigyada Ciidanka Kenya ee degaankaas ay ilaa 10 Madfac…

Axmed Madoobe oo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiirrada

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa waxaa uu isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada ee Maamulkiisa. Isku shaandheyntan oo todobaadyadii la soo dhaafay laga hadal hayay degaannada Jubaland ayaa waxaa ay saameysay qaar ka…

Qalbidhagax oo gaaray Nairobi

Sarkaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo Khamiistii laga sii daayay Xabsi ku yaal Itoobiya ayaa ka dhoofay Garoonka Bole ee Magaalada Adis-Ababa. Qalbidhagax, Waxa uu gaaray Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya oo ay…