Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa waxaa uu isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada ee Maamulkiisa.
Isku shaandheyntan oo todobaadyadii la soo dhaafay laga hadal hayay degaannada Jubaland ayaa waxaa ay saameysay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada.
Wasiirrada qaar ayaa waxaa lagu beddelay Wasiirro kale iyagana loo magacaabay kuwo kale,waxaana ay isku shaandheynta u qoran tahay sidan.

