Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
Markab laga leeyahay Dalka Sri Lanka,ayaa xeebaha dalkaas ka bad baadiyay 3 Dhallinyaro Kalluumeysato Soomaali ahaa. Doon ay wateen saddexda Qof ee Soomaalida ah ayaa waxaa ay ku qallibantay biyaha Dalka Sri Lanka,gaar ahaan Jasiiradda Galle Lighthouse. Markabka…
Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa horraantii sanadkan 2018; waxa ay soosaartay qoraal ku saabsan qiimaha lagu tegayo xajka, shirkadaha fududdeynaya howsha xajka iyo qaabka lagu helayo dalkugalka ama fiisaha xajka, qoraalka…
Dabley hubeysan, oo katirsan AlShabaab, ayaa Nawaaxiga Jamaacaddii Gaheyr ee Magaaladan Muqdisho, ku dishay Nabadoon kamid ahaa odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Goobjooge la hadlay Mustaqbal ayaa xaqiijiyay in labo nin oo bastoolado ku hubaysan ay dileen…
Midowga Yurub ayaa dowladda Soomaaliya waxaa uu ku eedeeyay in ay ku xadgudubtay xuquuqda Aadanaha,islamarkaana dowladda Soomaaliya intii ay jirtay ay geysatay Xadgudubyo badan oo ka dhan ah Xuuquuqda Aadanaha. Kulan yeesheen Baarlamaanka Midowga Yurub…
Gudoomiyaha Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug C/llaahi Axmed Cali Faat, Waxa uu faahaahiyay wararkii udanbeeyay ee dagaaladii maalmahan ka socday Gobolka Mudug. Dagaalkan oo udhexeeya Shabaab iyo Maleeshiyaad dadka deegaanka ah ayaa ka socda Deegaanka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta tababar usoo xiray Guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ee saldhiggoodu yahay xerada ciidanka General Goordan ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in dal…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jabuuti halkaas oo uu ka furmay Shirka Madasha iskaashiga Afrika iyo Shiinaha. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda aan…
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa dib u hawl-gelisay Machadka Tababarka Isgaarsiinta Qaranka oo hoos tagi jiray Wasaaradda, kaas oo sare u qaadi doonta xirfadaha teknoolojiyada ee dalka. Machadka oo la aasaasay sanadkii 1976-dii waxaa…
Guddoomiyaha golaha shacabka Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Amb Mohamed Mursal Sheikh ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Amb David Concar. Labada masuul ayaa ka wada hadlay xaalada guud…
Xabsiga Robben Island ee uu ku xirnaan jiray Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Nelsan Mandela ayaa hadda Habeenkiiba lagu seexdaa lacag dhan $300,000 (saddex Boqoloo kun) oo doollarka Mareykanka ah. Munaasibaddan waxaa ay dhacdaa sanadkiiba mar,waxaana…