1. Home
  2. Banaadir

Category: GUDAHA/wararka

Faah faahinta weerarka Wasaaradda arrimaha gudaha

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerarka lagu qaaday Dhismaha Wasaaradaha Arrimaha gidaha iyo amniga ee Magaalada Muqdisho. Wararku qaar waxaa ay sheegayaan in weerarka hadda uu istaagay islamarkaana Raggii weerarka geystay qaarkood la…

Ciidamada Dowladda oo Shabeellaha dhexe ku qabtay Maandooriye,Sawirro

Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa lagu qabtay Maandooriye fara badan kaddib markii Ciidamada dowladda ee jooga degmadaas ay howlgal sameeyeen. Howlgalkan waxaa horkacayay Maamulka Degmada Balcad iyo Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee dowladda…

Al-shabab oo ka hadashay weerarka ka dhacay Muqdisho

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar maanta ka dhacay dhismaha Wasaaradaha Amniga iyo arrimaha gudaha ee Magaalada Muqdisho. Waxaa ay intaas ku dartay in weerarka uu ku billowday Qarax ismiidaamin ah kaddibna ay xubno ka…

Al-shabab oo guul ka sheegatay dagaalka Gobolka Mudug

Warka soo baxay Xarakada Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Ciidamadooda ay dagaalka ka socda Gobolka Mudug ku dileen 25 ka mid ah Ciidamada Maamulka Galmudug sida ay sheegeen. Al-shabaab waxaa ay sheegeen in dagaalka ka…

Qarax ka dhacay Muqdisho

Daqiiqado kooban ka hor jugta Qarax weyn ayaa laga maqlay Magaalada Muqdisho,waxaana aan wali la ogeyn khasaaraha uu geystay. Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarrama gaar ahaanna agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya. Dhawaaqa Gaadiidka…

Sanad kaddib Iraan oo deldeshay 8 ka mid ah dadkii weeray Baarlaanka

7dii june 2017kii weerar lagu qaaday Dhismaha Baarlamaanka iyo Madxafka Qaranka oo ay ku dhinteen 18 Qof ayey dowladda Iraan waxaa ay xukun deldelaad ah ku fulisay 8 Qof oo weerarkaas loo heysto. Dowladdu waxaa…

Nigeria: Nin xirtay Katiin aanay xabad karin oo tijaabada ku dhintay

Dalka Nigeria Nin ayaa geeriyooday kaddib markii uu xirtay Katiin uu u maleynayay in aanay rasaasta karin,tijaabadana ku dhintay. Chinaka Adoezuwe, oo 26, jir ahaa ayaa geeriyooday kaddib markii uu saaxiibkii u dhiibay Qori AK47…

Muqdisho: Gaari Ciidan oo qof ku dilay Waddada Maka Al-Mukarrama

Ugu yaraan 1 Qof oo Rayid ah ayaa geeriyooday kaddib markii Gaari Nooca Ciidanka ee Cabdi Bilaha loo yaqaan uu jiiray Nin da’ ah oo waddada marayay. Shilkan waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa…

Canada: 54 Qof oo kuleyl u dhintay

Dalka Canada waxaa uu ku jiraa todobaadyo kuleyl badan uu ka jiro,waxaana tirada dhimashada ay hadda sii caga cageyneysaa 54 Qof. Inta badan dadka waxaa ay ku dhimanayaa Bariga dalkaas oo ay ugu weyn tahay…

Khadiijo Diiriye: “Shaqaalaha joogtada ah waxaa ka shaqo wanaagsan kuwa KMG ah

Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye sidoo kalena ah wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa sheegtay in shaqaalaha KMG ah ay ka shaqo wanaagsanyihiin shaqaalaha rasmiga ah ee Wasaaradaha. Khadiijo waxaa ay ka hadleysay shirweynaha saddexaad ee…