Safiirkii hore ee Turkiga oo sheegay in ay Soomaaliya keenayaan Maraakiib Kalluumeysi
Daqiiqado kooban ka hor jugta Qarax weyn ayaa laga maqlay Magaalada Muqdisho,waxaana aan wali la ogeyn khasaaraha uu geystay.
Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarrama gaar ahaanna agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya.
Dhawaaqa Gaadiidka Gurmadka deg degga ah ayaa laga maqlayaa agga uu Qaraxa ka dhacay.
Filo soo kordha.
