Safiirkii hore ee Turkiga oo sheegay in ay Soomaaliya keenayaan Maraakiib Kalluumeysi
Magaalada Asmara ee Caasimadda Dalka Eritrea waxaa ku wajahan Ra’isalwasaarah Dalka Itoobiya Abiye Axmed. Bartamaha Magaalada iyo waddooyinka waaweyn ayaa lagu xardhay Calamada labada dal iyo boorar ay ku qorantahay :”soo dhawoow walaal Abiye Axmed”.…
Wasiirkii hore ee Wasaaradda amniga Xukuumaddii hore C/Risaaq Cumar Maxamed ayaa waxaa uu su’aal ka keenay sida ay ku suuragashay in Al-shabaab ay weeraraan Xarumah Wasaradaha amniga iyo arrimaha gudaha. C/Risaaq waxaa uu sheegay in…
600, oo Xildhibaannada Dalka Turkiga ah ayaa shalay la dhaariyay kaddib doorashooyinkii 24kii June ka dhacay Dalka Turkiga. 295 ka mid ah Xildhibaannada dhaarta maray waxaa ay ka socdaan xisbiga talada haya ee AKP la…
Ra’isalwasaaraha Xukukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay booqday Isbitaallada ay ku jiraan dadkii shalay ku dhaawacmay weerarradii lagu qaaday Dhismayaasha Wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee Magaalada Muqdisho. Xasan Cali Kheyre oo ka…
Wararka naga soo gaaraya Degmada Kaaraan ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Saddex qof ay ku geeriyoodeen Kaawo ku soo duntay. Saddexda Qof ee geeriyootay ayaa la sheegay in laba kamid ah ay Xaasas…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa cambaareeyay Qaraxa ay Al-Shabaab maanta oo sabti ah ka gaysatay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Madaxweynahu Waxaa uu ku eedeeyay Al-Shabaab in aysan lahayn hadaf gaar…
Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta oo sabti ah isugu yimid kullankoodii caadiga ahaa,waxayna kaga arrinsadeen ka tashiga taariikhda xiritaanka kalafadhiga 3-aad ee Golaha Aqalka sare. Kullanka ayaa waxaa shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha…
Hay’ada Gurmadka Degdega ee Aamin Ambulance ayaa soo bandhigtay Tirada Dhaawacyadii ay qaadeen Maanta oo Weerar lagu qaaday dhismayaasha Wasaaradaha arimaha Gudaha iyo AMniga ee Ote Ote. Weerarka oo ku billowday Qarax Ismiidaamin ahaa ayaa…
Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay halka 13 kalena ay ku dhaawacmeen kaddib weerar qaraxyo iyo toos isugu jiray oo lagu qaaday Xarunta Wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee Magalada Muqdisho. Saraakiil ka…
Wararka naga soo gaaraya Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ku geeriyooday Cismaan Maxamed Buraale, oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Degmada Qoryooleey. Cismaan Maxamed Buraale ayey wararku sheegayaan in Gaari…