Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
Saddex Alifle Boliska Soomaaliyeed Saciid Cumar Cusmaan ayaa loo soo qabtay in uu ka dambeeyay amar diido iyo isku day dil uu ku qaarijin lahaa taliyiiisa, waxaana Ciiamada amniga ay ku soo wareejiyeen Xafiiska Xeer…
Hay’adaha ku shaqada leh Tubta Siyaasadda loo dhanyahay iyo Guddiga Farsamo ee Wadaxaajoodka Arrimaha Federaalka ayaa shir wadajir ah oo wadatashi qorshe wadaag ah uga bilowday magaalada Muqdisho, kulanka oo socon doono afar maalin ayaa…
Kaddib madaxbannaanidii iyo helitaanka xorriyadda 1960; Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa ay yeelatay Dastuur qoran oo loo qaaday afti dadweyne, dastuurkaas oo la kowsaday jaanqaadka dowladnimada Soomaaliyeed waxa uu shaqeeyey muddo Sagaal sano ku dhow. Inqilaabkii aan…
Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug,waxaa maanta gaaray Wafddi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,waxaana ku wehliyay wafddi ka socday Dowladda Qadar. Wafddigan oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho,waxaa ay damacsanyihiin sahminta Dekadaha…
Hay’adda Dambi baarista Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka soo saartay maanta warqad u yeeris ah oo ku socotay Afhayeenkii hore ee Maamulka Galmudug Cabdullahi Xaashi Faarax. Cabdullahi ayaa maalma ka hor sheegay in Ciidamo ka…
Ugu yaraan 3 Qof oo rayid ah ayaa geeriyootay kaddib dagaal dhexmaray Al-shabaab iyo Dadka degaanka oo saaka ka dhacay degaankaas. Degaanka uu dagaalka ka dhacay waxaa lagu magacaabaa Caad,waxaana uu ka tirsan yahay Degmada…
Ururka Daacish ayaa shaaciyay in uu geeriyooday wiil uu dhalay hoggaamiyaha Ururkaas Abuubakar Al Baqdaadi. Wiilkan waxaa lagu magacaabi jiray Xudeyfa Al Badri,waxaana war ay soo saartay Daacish ku sheegtay in uu ku geeriyooday weerar…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa wareegto uu soo saaray ku mamnuucay Xoolaha lagu siidaayo Magaalada gudaheeda. Wareegtadan waxaa uu digniin ugu diray dadka leh Xoolaha,waxaana uu ku sheegay…
Magaalada Sharjah ee Dalka Imaaraadka Carabta waxaa isku dishay Haweeney u dhalatay Dalka Uzbekistan. Haweeneydan ayaa ku dhaqaaqday falkan kaddib markii Ninka ay u dhaxday oo u dhashay Imaaraadka uu ku wargeliyay in uu guursanayo Haweeney…
Dalka Indonesia waxaa la xaqiijiyay in ay dhinteen dad ka badan 70,Qof iyada oo kuwo kalena la la’yahay. Arrintan waxaa ay timid kaddib markii Markab Ganacsi uu ku degay Jasiiradda lagu magacaabo Selayar. Markabkan waxaa saarnaa…