Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya
Dowladda Maraykanka ayaa ku adkaysatay in weli isbaddelin mowqifkeeda ku saabsan midnimada iyo wadajirka Dhuleed ee Soomaaliya iyada oo meesha ka saartay wararka la isla dhexmarayay ee ah in Maamulka Trump uu Israa’iil ku raacay…
War kasoo baxay Dowladda Yemen ayaa lagu sheegay in dagaal ka dhacay dalkaas lagu dilay xubno katirsan AS oo Soomaali ah kuwaas oo maydadkooda lagu arkay Xeebaha Galbeedka Dalkaas sida hadalka loo dhigay. Yemen ayaa…
Dowladda Bolivia ayaa sheegtay in ay weli ku howlan tahay baaritaannada qaraxa ka dhacay xero ciidan ee ku taalla Viacha oo 30 Kiilo mitir u jirta Caasimadda Las Paz waxaana ku dhintay in la xaqiijiyay…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray dhigiisa Dr. Samia Suluhu Hassan, oo ninkeedii, Hafidh Ameir Hassan, uu ku geeriyooday dalka Tansaaniya. Qoraal uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku baahiyay bartiisa X…
Dowladda Tanzania ayaa xaqiijisay in uu dhintay, Hafidh Ameir Hassan oo ah Sayga Haweeneyda Madaxweynaha ka ah Dalkaas ee lagu magacaabo Samia Suluhu Hassan sida lagu sheegay Bayaan laga baahiyay Warbaahinta Dowladda. Hafidh iyo Samia…
Bashiir Maxamed Cabdullaahi oo katirsan Suxufiyiinta ku sugan Magaalada Baydhabo kana howlgalla Warbaahinta Arlaadi ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray dagaalkii Magaaladaas ka dhacay 3dii Bishaan. Wariye Bashiir ayaa lagu daweynayay Isbitaalka Magaalada Baydhabo waxaana…
Digniin culus ayaa laga diray halista ka dhallan karta yaraanta ku socota shidaalka Maraakiibta lagu shubo ee Bunker Fuel la dhaho ee laga helo dalalka sifeeyo shidaalka kaddib markii colaadda Bariga Dhexe ay saamayn taban…
Ehelka 10 Badmaax oo u dhashay Dalka Pakistan isla markaana ay haystaan Kooxo Burcad Badeed Soomaali ah ayaa dhigay dibadbax ay ku dalbadeen in dib xorriyaddooda loogu siiyo Dadkooda oo si qasab ah u afduuban.…
Dowladda Ingiriiska gaar ahaan waaxda la socodka Dadka soogalootiga ee dalkaas ayaa sheegtay in sannadkaan 2026 ay dalkooda dhinaca xuduudda biyaha ah ee Faransiiska la wadaagaan ay kasoo galeen tahriibayaal kala dhalasho duwan. UK ayaa…
Ergo ka socota Maraykanka oo ku sugan Magaalada Kyiv ayaa billaabay wadahadallo nabadeed oo lagu doonayo in lagu dhex dhexaadiyo Dalalka deriska ah ee colaaddoodu waqti dheeraatay ee Ruushka iyo Ukraine sida ay ku warrameen…