Turkiga oo kordhiyay Ciidamada iyo Tirada Maraakiibtooda ku sugan Xeebaha Soomaaliya
Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe oo soo gabagabeeyay kulamo uu la lahaa saraakiisha ciidanka Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Maamulkiisa ayaa go’aamiyay in la qaado howlgallo Amniga Baydhabo lagu xoojinayo. Sheekh…
Taliska Booliiska Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in qoysaska ka barakacaya Magaaladaas ay yihiin Xaasaska AS sida uu Warbaahinta u sheegay Taliyaha Saldhigga Booliiska Baydhabo, Cali Taagey. Waxa uu dadka ugu baaqay in ay is dejiyaan…
Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ayaa billaabay kulamo looga hadlayo Amniga Magaaladaas isaga oo la leh Saraakiisha Ciidanka Federaalka iyo kuwa Maamulkaas. Maamulka Aadan…
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Maamulka Koofur Galbeed ayaa Rugo lagu xoojinayo Nabadgalyada Baydhabo ka sameystay Duleedka Magalaadaas sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen ilo ku sugan Gobolka Baay. Qorshahaan cusub waxa uu ka dhashay…
Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabadda Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa shaaciyay in shacabka Soomaaliyeed aysan aqbali karin la safitaanka Al-Shabaab. Agaasimihii hore NISA Sanbaloolshe ayaa hadalkiisa daarnaa dhaqdhaqaayo ay…
War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dagaalkii saakay waqti hore ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Maamulka Koofur Galbeed lagu dilay in ka badan 30 xubnood oo katirsan AS Wasaaradda…
Maamulka Koofur Galbeed ee uu hoggaamiyo Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dareemaya culays Amni kaddib markii Magaalada Baydhabo ay noqotay bartilmaameedka ciidamo la sheegay in ay ka amar-qaataan maamulkii ka horreeyay. Duleedka iyo qaybo…
War kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu sheegay in dagaalka saakay waqti hore ka dhacay ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo duleedkeeda uu dhaliyay khasaara isugu jira dhimasho, dhaawac iyo mid hanti. Warka ayaa…
Ciidamo katirsan Kumaandooska Danab ayaa Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ka sameeyay howlgallo ka dhan ah ‘AS’ waxaana ciidanku ay gaareen deegaanno hoostaga Degmada Afgooye. Sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan,…
Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa jabiyay dastuurka Dalka oo dhammaystirkiisa uu door weyn ku lahaa kaddib markii si baalmarsan uu u magacaabay Wasiirradiisa. Aadan Madoobe ayaa magacaabistiisa Golaha Wasiirrada…