1. Home
  2. Banaadir

Category: KGS

DFS oo sheegtay in dagaalka Baydhabo lagu dilay in ka badan 30 xubnood oo katirsan AS

War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dagaalkii saakay waqti hore ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Maamulka Koofur Galbeed lagu dilay in ka badan 30 xubnood oo katirsan AS Wasaaradda…

Maamulka Aadan Madoobe oo dareemaya culays Amni

Maamulka Koofur Galbeed ee uu hoggaamiyo Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dareemaya culays Amni kaddib markii Magaalada Baydhabo ay noqotay bartilmaameedka ciidamo la sheegay in ay ka amar-qaataan maamulkii ka horreeyay. Duleedka iyo qaybo…

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo guullo ka sheegtay dagaal ka dhacay Baydhabo

War kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu sheegay in dagaalka saakay waqti hore ka dhacay ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo duleedkeeda uu dhaliyay khasaara isugu jira dhimasho, dhaawac iyo mid hanti. Warka ayaa…

Ciidanka Danab oo howlgal ka dhan ah ‘AS’ ka sameeyay Shabeelaha Hoose

Ciidamo katirsan Kumaandooska Danab ayaa Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ka sameeyay howlgallo ka dhan ah ‘AS’ waxaana ciidanku ay gaareen deegaanno hoostaga Degmada Afgooye. Sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan,…

Sheekh Aadan Madoobe miyuu jabiyay Dastuurka dalka ee dhammaystirkiisa uu qaybta ka ahaa?

Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa jabiyay dastuurka Dalka oo dhammaystirkiisa uu door weyn ku lahaa kaddib markii si baalmarsan uu u magacaabay Wasiirradiisa. Aadan Madoobe ayaa magacaabistiisa Golaha Wasiirrada…

Maxkamadda CQS oo go’aan ka gaartay dacwad ka dhan ah Fure haye xabsi oo loo xiray fakinta Nin toogasho ku xukuman

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dhagaysatay Kiis dacwadeed ka dhan ah fure haye Xabsi oo lagu eedeeyay in uu dayacay furihii Xabsiga Janaale kaddibna uu ka baxsaday Nin horay dil u dilay Macallin Dugsi qur’aan…

MW Xasan Sheekh oo Magaalada Baydhabo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Maamulka Koofur Galbeed isaga oo qayb ka ah caleemosaarka hoggaamiye Aadan Madoobe. Baydhabo waxaa ku sugan oo goorsii horraysay…

Kumaandooska DANAB oo howlgallo ka dhan ah ‘AS’ ka fuliyay Shabeelaha Hoose

Kumaandooska DANAB ayaa howlgallo ka dhan ah ‘AS’ ka fuliyay Deegaanka Farsooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, waxaana war kasoo baxay Taliskaas lagu sheegay in howlgalkaas lagu dilay 5 xubnood oo katirsan…

Baydhabo oo martigelinaysa madax ka qaybgalaya caleemosaarka Hoggaamiye Aadan Madoobe & Amniga oo la adkeeyay

Magaalada Baydhabo waxaa ka socota qabanqaabada munaasabadda lagu caleemosaarayo Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyada oo sare loo qaaday Nabadgalyada xarunta Gobolka Baay. Munaasabadda Caleemosaarka oo lagu wado in ay qabsoonto…

Shir looga hadlayo Arrimaha Bani aadamnimada ee Dalka oo ka furmay Baydhabo

Magaalada Baydhabo waxaa ka furmay shir looga hadlayo arrimaha bani aadamnimada ee Soomaaliya, waxaa daahfuray Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe. Kulanka waxaa kale oo ka qaybgalaya mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka, Qaramada…