1. Home
  2. Banaadir

Category: KGS

Maxay kawada hadleen Hoggaamiye Aadan Madoobe & Wafdiga ka socda QM?

Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Madaxtooyada Maamulkiisa ku qaabilsay wafdi ka socda Qaramada Midoobay gaar ahaan Xafiiska Siyaasadda oo ay kawada hadleen arrimo dhowr ah. Wafdigaan waxaa hoggaaminayay Madaxa Siyaasadda…

Ciidamada DF & Daraawiishta Koofur Galbeed oo Baydhabo ka wada howlgallo lagu sugayo Amniga

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa gudaha iyo bannaanka Magaalada Baydhabo ka billaabay howlgallo lagu sugayo amniga Magaaladaas. Howlgalka ayaa yimid kaddib markii ciidamada falal liddi ku ah…

Ciidanka Koofur Galbeed iyo kuwa Laftagareen oo duleedka Baydhabo ku dagaalamay

Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo garan ka helaya kuwa Federaalka ayaa la sheegay in ay duullaan ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen Ciidamada Laftagareen oo duleedka Magaalada Baydhabo ah. Dagaalkaan waxaa ka dhashay…

Taliyihii ciidanka Badbaadada Koofur Galbeed oo loo magacaabay Taliyaha Madaxtooyada KGS

Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay Taliyaha kumeel-gaarka ah ee ilaalada Madaxtooyada Maamulkaas, waxa uu xilkaan u dhiibay Taliyihii ciidanka badbaadada Koofur Galbeed, Cabdiraxmaan Nishow Cali. Warqadda Magacaabista oo kasoo…

Howlgallo lagu adkaynayo Amniga Baydhabo oo ka billowday duleedka Magaaladaas

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa ku warramaya in howlgallo lagu xoojinayo Amniga Magaaladaas ay ka socdaan duleedka Magaaladaas. Ciidan isugu jira kuwa Federaalka iyo Daraawiishta Dowlad-Goboleedka…

Aadan Madoobe oo 24 saac gudahood kula wareegay Xilka Hoggaamiyaha DG Koofur Galbeed

Hoggaamiyaha cusub ee dowlad goboleedka Koofur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka, ka dib markii shalay uu ku soo baxay Doorashadii ka dhacday magaalada Baydhabo. Sida lagu baahiyay qoraal ka…

Aadan Madoobe oo loo doortay Hoggaamiyaha Koofur Galbeed

72 maalmood ka dib, maamulka Koofur Galbeed ayaa yeeshay Hoggaamiye rasmi ah oo noqon doona Aadan Maxamed Nuur. Doorasho ka qabsoontay magaalada Baydhabo, ayaa waxaa Aadan la tartamay hal Musharax oo ah Cabdicasiis Maxamed Cusmaan…

Maxaa kasoo kordhay loolanka Doorashada Hoggaamiyaha KGS?

Magaalada Baydhabo xarunta Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa ka socda loolan xooggan oo u dhaxeeya Musharrixiinta doonaysa in ay u tartamaan Hoggaamiyaha maamulkaas iyada oo qaarkood ay cabasho gudbiyeen. Shariif Xasan Sheekh Aadan…

Baydhabo oo maanta ka billaabanaysa qabashada Araajida Musharrixiinta u tartamaysa xilka Hoggaamiyaha Koofur Galbeed

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka socda araaji qabashada musharrixiinta u tartamaysa xilka Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed oo la qorsheeyay in maanta oo ah 5ta June ilaa berri oo 6da June 2026 lagu…

Madaxweyne Xasan Shiikh oo war ka soo saarey Doorashada Guddoonka Baarlamaanka KGS

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, iyo ku-xigeennadiisa oo maanta lagu doortay magaalada Baydhabo. Madaxweynaha ayaa sidoo…