1. Home
  2. Banaadir

Category: KGS

DFS oo sheegtay in howlgal ka dhacay Afgooye lagu soo qabtay Hub & xubin katirsan AS

War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamada kumaandooska DANAB oo ka dhacay deegaanno hoostaga Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed. Dowladda ayaa soo bandhigtay…

Saraakiil horleh oo gaartay Magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo waxaa kusii qulqulaya saraakiisha ciidamada Dowladda Federaalka ee deegaan doorashadoodu tahay Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed si ay kaalintooda uga qaataan xoojinta amniga Magaaladaas lagu qabanayo doorashada Maamulkaas. Saacadihii lasoo dhaafay waxaa Magaalada Baydhabo ka…

Maxaa kasoo baxay shirka Baydhabo ku dhexmaray Saraakiisha Ammaanka Federaalka & DG Koofur Galbeed?

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacay shir looga hadlay ammaanka Gobolkaas oo dhowaan lagu wado in ay ka dhacdo Doorashada Hoggaanka rasmiga ah ee Maamulka cusub ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed. Saraakiil isugu…

Deeq Shiinaha ka timid oo la gaarsiiyay Buur Hakaba

Deeq ka timid Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha oo horay loogu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la geeyay Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay si loogu qaybo qoysas caawinaad u baahan. Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Dowlad-Goboleedka Koofur…

Maxkamadda Sare ee Dalka oo iska fogaysay in loo gudbiyay Natiijada Doorashooyinkii ka dhacay KGS

Maxkamada Sare ee dalka ayaa beenisay war ka soo yeeray guddiga qaran ee doorashooyinka, kuwaasi oo tilmaamay in ay u gudbiyeen Natiijada Doorashadii Golaha Wakiilada ee toddobaadkii hore ka qabsoontay Maamulka Koofur Galbeed. War-saxaafadeed ka…

Ciidamada Dowladda Federaalka oo Gobolka Baay ka billaabay howlgallo lagu sugayo Amniga

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa howlgallo lagu sugayo Amniga Magaalada Baydhabo ka billaabay duleedka Magaaladaas. Ciidankaan ayaa saldhigyo cusub ka samaystay waddooyin muhiim u ah isu socodka Magaalada…

Mas’uuliyiin DFS & Koofur Galbeed oo ka qaybgalay aaska saraakiil lagu dilay Duleedka Baydahbo

Magaalada Baydhabo waxaa maanta aas loogu sameeyay Taliyeyaashii Guutooyinka 8aad iyo 9aad ee Ciidanka Xoogga Dalka kuwaas oo shalay ku dhintay dagaal ka dhacay Duleedka xarunta Gobolka Baay ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed. Hoggaamiyaha ku meel…

DFS oo Ciidanka Laftagareen ku eedeysay in ay ka dhinac dagaalamayaan AS

War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada Cabdicasiis Laftagareen ay ku milmeen kana dhinac dagaalamayaan ‘AS’ isla markaana ay si wadajir ah u weerareen Saldhig Ciidanka Federaalka ee ku…

Hay’adaha Ammaanka Federaalka & Kuwa Koofur Galbeed oo ka shiray nabadgalyada Gobolka Baay

Magaalada Baydhabo waxaa ka dhacay kulan dhexmaray Saraakiisha ciidamada ammaanka ee Federaalka iyo kuwa Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, waxa ay ka arrinsadeen nabadgalyada Gobolka Baay iyo sida looga hortago weerarrada ka dhacay Gobolkaas. Sida ay Mustaqbal…

Shacabka Koofur Galbeed oo u dareeray doorasho Isku sidkan oo ka dhacaysa 13 Degmo

Shacabka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ee isu diiwaangeliyay Doorashada qof iyo codka ah ee isku sidkan laguna dooranayo xubnaha Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka Maamulkaas oo ka dhacaysa 13 Degmo. Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay, waxaa la…