Turkiga oo kordhiyay Ciidamada iyo Tirada Maraakiibtooda ku sugan Xeebaha Soomaaliya
Xisbiyada Kulmiye iyo KAAH ayaa la sheegay in ay culays siyaasadeed ay saareen Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro kaddib markii ay meel fog ka istaageen in Qudus loo aqoonsado Israa’iil iyada oo dalal badan oo Caalamka meel…
Hadallada adag ay is dhaafsadeen Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro iyo Hoggaamiyihii uu xilkaan kala wareegay, Muuse Biixi Cabdi ayaa dhaliyay guux siyaasad iyo hadal hayn xooggan. Sida ay Mustaqbal u sheegeen…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay munaasabad lagu maamuusayay 66 sano guurada kasoo wareegtay markii Gobollada Waqooyiga ay madaxbannaanida ka qaybteen Gumaystihii Ingiriiska ayaa jeediyay khudbad uu uga hadlay dhowr arrin.…
Wargeyska Middle East Eye ayaa baahiyay warbixin sheegaysa in Israa’iil ay cutubyo ciidan u dirtay deegaannada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya bilowgii sannadkan. Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, oo la hadlay wargeyska, ayaa…
Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cirro ayaa qiray in nidaamka E-visa ee ay hirgalisay Dowladda Soomaaliya culeys ku yahay dadka Ajanabiga ah ee ka soo jeeda ISL, kuwaasi oo doonaya in ay tagaan…
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu oo la kulmay Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa u sheegay in sida maamulkiisa uu u raadiyo aqoonsi ay iyanna Qudus ugu raadinayaan in loo aqoonsado. Benjamin…
Israa’iil ayaa faragelin xooggan ku haysa Soomaaliya iyada oo markale ay qaadday tallaabooyin ka dhan ah Midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya kaddib markii Magaalada Qudus ay kusoo dhaweysay Hoggaamiyaha maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Cirro.…
Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo ku wajahan Magaalada Tel Aviv ayaa looga digay in uu saxiixo heshiiska Abraham Accords ee dalalkii horay Israa’iil ula galay ay dib uga laabteen heshiiskaas. Cirro…
Waxaa sii xooggaysanaya culayska uu Maamulka Cabdiraxmaan Cirro saarayo Culimo si toos ah uga hor timid in Israa’iil la garabsiiyo iyo tallaabooyinkii uu qaaday maamulkaas sida Safaaradda uu sheegay in uu ka furtay Magaalada Qudus…
Maamulka Waqooyi Galbeed ee uu hoggaamiyaha u yahay, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa dareemaya culays xooggan oo ka dhashay Tallaabadii uu 18kii Bishaan u qaaday in uu safaarad ka furto Magaalada Qudus ee Israa’iil xoogga…