MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.
Afhayeen u hadlay Eric Trump oo ah Wiilka uu dhalay Madaxweynaha Maraykanka ayaa beeniyay warar laga faafiyay sawir guud oo laga soo qaaday kulan casho ah uuna ka qaybgalay Madaxweynaha maamulka Gobollada Waqooyi Galbeed Soomaaliya,…
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa kahor yimid Aqoonsiga Israa’iil ee Maamulka Gobollada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya, waxa uu ka digay in laso dhaweysto Yuhuudda oo hagardaamadooda lawada arkayo. Sheekh…
Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay tallaabooyinka uu Maamulka Gobollada Waqooyi Galbeed Soomaaliya u qaaday dhinaca Israa’iil isaga oo ka sheekeeyay dhibaatooyinka ay leeyihiin Yuhuudda. Sheekh ayaa Khudbaddiisa…
Xildhibaannada deegaan doorashadoodu tahay Gobolka Awdal ee xubnaha ka ah Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro uga digay in uu colaad horleh u abaabulo Bulshada ay metalaan. Xildhibaannadaan ayaa sheegay in Dadka Awdal ay…
War kasoo baxay Booliiska Somaliland ayaa lagu sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamadu in ay gacanta kusoo dhigeen Haween ku eedeysan in ay ku kaceen falal dhaqanxumo ah oo kahor imaanaya Diinta Islaamka & Dhaqanka.…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa sheegay in Dalalka Masar, Turkiga iyo Sacuudiga in uu u diray warqad uu ku dalbanayo in ay aqoonsadaan Maamulkaas balse ka diideen arrintaas. Cirro ayaa sheegay in uu…
Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ee DP World, oo maamusha dekedaha ayaa maanta shaacisay in hawlaheedii ka socday dekedda Berbera ee Somaliland ay u sii socon doonaan sida loogu talagalay, iyadoo aanay saamayn ku…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump oo Wargayska The New York Post wax ka weydiiyay in uu aqoonsanayo Somaliland isla markaana uu ku raacayo Go’aanka Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa diiday in uu raaco go’aankaas. Donald Trump…
Somaliland ayaa gashay cabsi dhinaca Amniga wixii ka dambeeyay aqoonsiga Israa’iil iyo safarkii uu Hargaysa ku tagay Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuhuudda, iyada oo ay jiraan awaamiir cusub oo kasoo baxay Laamaha ammaanka ammaanka. Sida ka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Turkiga, Hakan Fidan ayaa sheegay in Israa’iil ay dano gaar ah ka leedahay Somaliland, waxa uu tilmaamay in Tel Aviv ay doonayso inay colaadda Bariga dhexe usoo rarto Geeska Afrika. Hakan…