Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa si qotodheer uga hadlay xiriirka Israa’iil ay la samaysay Somaliland, Dadka soo dhaweysanaya Yuhuudda, Khilaafaadka iyo in la kala goyn karo Soomaaliya. Waxa uu ka…
Falcelin xooggan ayaa ka dhalatay Safarka xadgudubka ku ahaa midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil uu ku tagay Magaalada Hargaysa shalay oo ahayd 6dii Janaayo 2026. Dadka ka falceliyay ayaa ku baaqay…
Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland waxaa maanta booqasho ku tagay Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil Gideon Saar, ka dib heshiis aqoonsi oo dhex maray Xukuumadda Benjamin Netanyahu iyo Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro December 26, 2025. Booqashada maanta…
Maamulka Somaliland ayaa Jamhuuriyadda Jabuuti ku wargeliyay in uu deegaannada maamulkaas ka joojiyay Diyaaradda Air Djibouti kaddib markii Xukuumadda Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay safka hore kasoo galay dalalka kahor yimid aqoonsiga Israa’iil. Warqad ayuu…
5 ruux oo isku qoys ah ayaa ku geeriyooday Dab ka kacay Guri ku yaalla Magaalada Hargaysa xarunta Maamulka Somaliland, dadka dhintay ayaa la sheegay in ay kala ahaayeen Hooyo, Saddex Carruur ay dhashay &…
Sheekh Cismaan Usuuli oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Magaalada Hargaysa lagu soo dhaweeyo Yuhuud oo la ogyahay dhibaatada ay u gaysatay Walaalaha Falastiin iyada oo dalal…
Xildhibaan Maxamed Abiib iyo Mukhtaar Xasan Maydhane ayaa si wadajir ah uga hor yimid tobanneeyo ruux oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada ammaanka Somaliland ay ku xireen Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal. Waxa ay labada Xildhibaan…
Sheekh Maxamed Weli oo kamid ah Culimada Somaliland ee dhowaan la kulmay Madaxweynaha Maamulkaas, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa sheegay in ay u sheegeen khatarta diimeed iyo tan dadeed ee ku hoos jirta heshiiska uu…
Shacabka Magaalada Boorama ayaa sheegay in ay diidan yihiin xiriir dhexmara Somaliland iyo Israa’iil waxaana ay tilmaameen in ay tallaab ka qaadi doonnaan cid weliba oo qaadata calanka Yuhuudda ee lagu dhex arko Magaaladaas. Waxa…
Warar isku mowqif ah oo waqtiyo isku dhow kasoo kala baxay Ururrada Midowga Afirka iyo Jaamacadda Carabta ayaa lagu cambaarayay faragelinta Israa’iil ay ku samaysay Madaxbannaanida iyo wadajirka Soomaaliya, kaddib markii ay sheegtay in ay…