1. Home
  2. Banaadir

Category: SOMALILAND

Ciidamada ammaanka DG Puntland oo xiray Dad abaabulayay Xaflad lagu taageerayo Somaliland

Ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ku xiray dad gaaraya 9 ruux oo ay ku eedeeyeen inay xaflad taageero ah u dhigi rabeen Somaliland sida hadalka loo dhigay. Dadka la xiray…

Odoyaal dhaqameed ka socda DDS oo Hargaysa u tagay daminta Xiisadda Awdal

Odoyaal dhaqameed ka socda Dowlad-Deegaanka Soomaalida ayaa Magaalada Hargaysa u tagay xal u raadinta xiisadda Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ee sababtay dhimashada iyo dhaawaca Dadka rayidka ah. Waxgaradkaan ayaa la kulmaya dhiggooda Somaliland si…

Golaha Shacabka BFS oo war kasoo saaray Rabshadihii ka dhacay Magaalada Boorama

Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in la joojiyo rabshadaha Gobolka Awdal ee sababay dhimashada iyo dhaawaca inkasta oo maanta xaaladdu degen tahay. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka,…

Duqa Boorama “Bannaabaxyada waxaa huwan siyaasad kale oo ka weyn Buugga Xeer Ciise”

Duqa Magaalada Boorama, Maxamuud Sheekh Ibraahim ayaa sheegay in dibadbaxyada Magaaladaas ay yihiin kuwo siyaasadeed, waxa uu tilmaamay in qorshaha uu yahay in ciidamo katirsan Midowga Afrika la geeyo Gobolka Awdalk sida uu hadalka u…

Boorama oo xasiloon iyada oo aanay jirin heshiis laga gaaray dibadbaxyadii rabshadaha watay

Xaaladda Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa maanta deggen, waxaa socda dedaallo lagu doonayo in lagu soo afjaro xiisaddii ka dhacday Magaaladaas ee sababtay dhimashada iyo dhaawaca sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo deegaanka ah.…

Cirro oo go’aan degdeg ah ku hakiyay Bandhigga Buugga Rabshadaha geliyay Gobolka Awdal

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa la sheegay in uu go’aan degdeg ah ku gaaray bandhigga Buugga Xeer Ciise ee la tilmaamay in uu sabab u ahaa rabshadaha sababay dhimashada iyo dhaawaca ee ka…

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Somaliland ugu baaqday in ay dhagaysato Shacabka Boorama

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga hadlay rabshadihii ka dhacay magaalada Boorama ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dadka rayidka ah. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa ugu horrayn…

Madaxweyne Cirro oo ciidanka Somaliland amray in ay dib uga laabtaan Boorama

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo si kulul uga hadlay dibadbaxyadii rabshadaha watay iyo khasaaraha ka dhashay Rasaastii tooska ahayd ee Ciidamada rideen waxa uu ku tilmaamay dhiilo & dheg-xumo aan dhegaha u wanaagsanayn.…

Dibadbax rabshado watay oo sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Magaalada Boorama

Magaalada Boorama waxaa ka dhacay dibadbax ka dhan ah Xukuumadda Somaliland oo la xiriira soo bandhigista buug lagu magacaabo ‘Xeer Ciise’ oo la damacsanaa in xarunta Gobolka Awdal lagu qabto laakiin loo wareejiyay Saylac. Dad…

Xisbiga Kulmiye oo dalbaday in baaris madaxabannaan lagu sameeyo is hor istaaggii lagu sameeyay Muuse Biixi

Xisbiga Mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray is hor istaaggii lagu sameeyay Madaxweynihii hore ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaana uu dalbaday in baaris madax-bannaan lagu sameeyo maadaama lagu xadgudbay maamuuskiisa. Maxamed Kaahin…