Madaxweyne Xasan Sheekh oo gogol wada hadal u fidiyay dhammaan Siyaasiyiinta dalka
Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo xubin ka ah Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka 11aad ee JFS isla markaana deegaan doorashadiisu tahay Gobollada Waqooyi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in Maraykanka uu aqoonsanayo Somaliland.…
Waxaa Magaalada Hargeysa Xarunta Maamulka Somaliland ku geeriyootay Allaha u naxariistee Khadiija Maxamuud Aw Yuusuf oo ku magac dheereed (Khadiija Qalanjo), waxaa heesaha u dheeraa ciyaaraha dhaqanka iyo Suxufiyad dalka kasoo howlgashay sida ay ku…
Danjirihii hore Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa dowladdiisa uga digay in ay aqoonsato Somaliland, waxa uu sheegay in xaaladda siyaasadeed ee Geeska Afrika inay u baahan tahay in si feejigan ay Washington uga falgasho.…
Senator Ted Cruz ayaa qoraal uu u diray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump waxa uu uga codsaday in uu aqoonsi siiyo Somaliland oo ah qayb kamid ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya isaga oo raaciyay qodobo dano gaar…
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa lagu mamnuucay in lasoo dejiyo Gawaarida aanay xabadu Karin (Bullet Prof) iyo Kuwa Ciidanka sababo la xiriira dhinaca Amniga sida lagu sheegay bayaanka. Wasaaradda ayaa sheegtay in…
Deegaanno katirsan Gobolka Awdal waxaa ka barakacay qoysas badan kaddib markii ay saamayn taban ku reebtay abaarta ku dhufatay Gobolkaas, dadkaan oo u badan xoolo dhaqato ayaa raadsado meelaha ay ka heli karaan biyaha iyo…
Diyaarad nooca fudud oo ay leedahay Hay’adda Samafalka ka shaqeysa ee Amref Fling Doctors oo waday shixnad qalab Caafimaad ayaa ku dhacday guri ku yaalla meel u dhow Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya. Nooca…
18 Muwaadin oo muddo ku xayirnayd gudaha Suudaan kaddib markii ay saameyn taban ku reebty colaadda Dalkaas ayaa maanta lagu guuleystay in dib loogu soo celiyo Dalkooda sida ay sheegtay Safaaradda Soomaaliya ee Dalkaas. Dadkaan…
Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa kulan degdeg ah maanta ka yeeshay Maamulka Waqooyi-bari ee lagu mideeyay Gobollada Sool, Sanaag & Togdheer, waxaa shirguddoomiyay Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro. Wasiirrada Somaliland ayaa arrintaan ku tilmaamay faragelin lagu…
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya laba ruux oo shacab ah oo lagu dilay Suuqa magaalada Hargeysa. Goobjoogeyaal ayaa Mustaqbal Media u xaqiijiyay in dilka uu geystay nin ku hubeysan Bastoolad oo saarna basaska…