Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya laba ruux oo shacab ah oo lagu dilay Suuqa magaalada Hargeysa.
Goobjoogeyaal ayaa Mustaqbal Media u xaqiijiyay in dilka uu geystay nin ku hubeysan Bastoolad oo saarna basaska yaryarka ah ee isaga kala goosha magaalada Hargeysa.
Ninka dilka geystay ayaa goobta isaga baxsaday, waxaana baaraya ciidanka Ammaanka Somaliland.
Meydka labada ruux ayaa waxaa goobta ka qaaday laamaha amniga iyo gaadiidka gurmadka degdega.
Ninka oo ku hubeysana Bastoolad ayaa goobta ka baxsaday, iyada oo baarayaan ciidanka Booliiska Somaliland.
Mustaqbal
