Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed
Hoggaamiyaha maamulka Waqooyi Galbeed Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo jeediyay khudbad sanadkeedka Baarlamaanka maamulkaas oo isugu jira Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtiada ayaa soo hadal qaaday arrimo dhowr ah sida siyaasadda, dhaqaalaha & Xiriirka Israa’iil.…
Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka digay garab istaagga dadka qaar ay u muujinayaan Israa’iil isaga oo sheegay in arrintaas ay kahor imaanayso Diinta Islaamka isla markaana aanay bannaaneen.…
Madaxweynaha maamulka Gobollada Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa soo gabagabeeyay wadatashi ku aaddan isku shaandhaynta Golihiisa Wasiirrada oo qaarkood xilka ka tuuri doonno sida wararku sheegayaan. Cabdiraxmaan Cirro ayaa u arka qaar kamid…
Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta soo saaray wareegto madaxweyne oo uu cafis ugu fidinayo boqolaal maxbuus oo ku xirnaa xabsiyada kala duwan ee dalka. Cafiskan ayaa ku kooban…
Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed CabdullaahI Cirro ayaa culays xooggan kala kulmaya Shacabka iyo mas’uuliyiinta Maamulkiisa kuwaas oo hordhigay in uu soo bandhigo heshiiskii uu sheegay in uu la galay Israa’iil. Guux siyaasadeed oo…
Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynihii hore ee Maamulka Waqooyi Galbeed ayaa weerar toos ah ku qaaday Madaxweynaha haatan xilka maamulkaas haya ee Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro isaga oo ku dhaliilay in uu qarinayo heshiiskii fashilmay ee…
Madaxweynaha Maamulka Gobollada Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo bixiyay Waraysi soconayay ku dhowaad Nus saac oo intiisa badan wax looga waydiiyay aqoonsiga uu ka raadiyay Israa’iil ayaa qiray in uu culays badan soo…
Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun oo ka hadlay faylasha xumaanta xambaarsanaa ee Jeffrey Epstein ee dhowaan lasoo bandhigay ayaa sheegay in xumaantaas ay ka dambayso Yuhuudda oo muddo dheer waday dibandaabyadaas. Sheekha ayaa ka digay…
Senator Cabdi Ismaaciil Samatar oo xubin ka ah Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isla markaana deegaan doorashadiisu tahay Gobollada Waqooyi Galbeed ayaa Cabdiraxmaan Cirro ku eedeeyay in uu dhibaato xooggan uu geliyay Deegaannada Maamulkaas.…